Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Xiddig Ka Tirsan Manchester United Oo Tijaabada Caafimaadka
Laacibka khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Andreas Pereira ayaa tijaabada caafimaadka u maraya kooxda kubadda cagta Lazio, halkaas oo uu gaadhay maanta gellinkii hore.
24 jirkan reer Brazil oo kursiga kaydka Manchester United ku jiray intii uu yimid Bruno Fernandes ayay rajadiisu sii xumaatay markii ay Red Devils lasoo saxeexatay Donny van de Beek, waxaanu ugu dambayn iskaga baxay horyaalka Premier League, isaga oo sannad amaah ah qalinka ugu duugaya Lazio.
Andreas Pereira ayaa lagu sawiray magaalada Rome…
Mikel Arteta Oo Daboolka Ka Qaaday Inuu Ka Baqayo In
Tababaraha Arsenal ee Mikel Arteta ayaa ku kaftamay in laacka kooxdiisa ee Ainsley Maitland-Niles uu wadne xnauun kusoo boodi doono haddii uu sii wado inuu rikoodheyaasha qaabkan u laado.Laacibka boosaska badan ka ciyaara ee Ainsley Maitland-Niles ayaa beddel kusoo galay kulankii ay kooxdiisa Arsenal rikoodheyaasha kaga adkaatay Liverpool, ayna ugu gudubtay wareegga siddeeda ee tartanka Carabao Cup.Ainsley Maitland-Niles ayaa markii labaad muddo bil ka yar waxa uu rikoodhe ku kala diray goolhayeyaasha Liverpool, iyadoo uu…
Kaddib Isku-aadkii Champions League, Fursadda Koox Kastaa U
Isku-aadka tartanka Champions League ee Xili ciyaareedka cusub ee 2020-21 ayaa la sameeyey Khamiistii shalay, waxaanay dhamaan 32-ka kooxood ogaadeen min lixda ciyaarood ee ugu soo horreeya ee ay dheeli doonaan ka hor inta aan la gaadhin wareegga 16ka oo ay kala-badh naadiyada qori-tuurka loo sameeyey u gudbi doonaan.Manchester United ayaa gashay group-ka ugu adag oo ay kula jiraan Paris Saint-Germain iyo RB Leipzig, waxaanay durba jamaahiirta Red Devils bilaabeen inay sii calaacalaan iyagoo baraha bulshada qabsaday isla…
Ronald Koeman Oo Sharraxay Sababtii Uu Ousmane Dembele U
Tababare Ronald Koeman ayaa sharraxay sababtii uu kursiga kaydka ugu hayey laacibka reer France ee Ousmane Dembele ciyaartii ay Barcelona xalay 3-0 ku garaacday Celta Vigo.Ansu Fati ayaa Barcelona u furay gool-dhalinta daqiiqaddii 11aad, waxaase ciyaarta laga saaray Lenglet oo kaadh cas qaatay dhamaadka qaybtii hore, laakiin markii lagu soo laabtay qaybta dambe ayuu Lucas Olaza iska dhaliyey gool, midka saddexaadna waxa u raaciyey Sergi Roberto.Inkasta oo ay Barcelona ciyaarta ku raaxaysanayaysay, haddana Ousmane Dembele…
Saadaasha Khabiirka Mark Lawrenson Ee Kulamada Usbuucada
Khabiirka ciyaaraha ee Mark Lawrenson ayaa shaaciyey saadaashiisa kulamada usbuuca afraad ee horyaalka Premier Leauge oo ay ku ballansan yihiin kooxo adag, kuwaas oo natiijadooda kasoo baxda kulamadoodu ay saamayn ku yeelanayso kaalmaha hore, sidoo kalena ay macallimiinta qaarkood halis geli doonto shaqadoodu haddii ay khasaare soo hooyaan.Chelsea oo dhibaatooyin ku dhex-jirta ayaa waxay garoonkeeda kusoo dhoweyn doontaa Crystal Palace duhurnimada Sabtida, waxaanu kulankani qaabayn doonaa sida ay u ekaan doonto Blues, iyadoo…
Sedex Arin Oo Ay Barcelona Ku Fiicnaayeen Kulankii C. Vigo,
Om
Press
Upphovsrätt
Kontakta oss
Kreatörer
Annonsera
Utvecklare
Villkor
Sekretess
Policy och säkerhet
Så fungerar YouTube
Testa nya funktioner
© 2020 Google LLC…
Toban Ciyaartooy Barcelona Oo Guul Raaxo Leh Ka Gaaray Celta
Toban ciyaartooy Barcelona ayaa guul muhiim ah ka gaaray dhigooda Celta Vigo oo ay uga talaabsadeen seddex gool oo nadiif ahSheekada Labada qeyb : Kooxda Barcelona ayaa nasiinada ugu dirtay Celta Vigo hal gool oo nadiif ah oo uu si cajiib ah u dhaliyay Anso Fati ka dib kubad uu ka shaqeeyay Coutinho xilli goolkaas uu yimid daqiiqaddii 11-aad.Barcelona iyaga ayaa ku badnaa maamulka kubadda xilli Coutinho uu soo bandhigay heer ciyaareed aad u qurxoon oo qadka dhexe ah xilli Celta Vigo ku tiirsnaayeen kubadaha rogaal celiska…
Arsenal vs Man City – Isku Aadka Wareega 8da Ee Carabao Cup
Waxaa haatan la soo saaray isku aadka wareega sideed dhamaadka Caraboa Cup ka dib markii uu soo dhamaaday wareega 16ka kooxood oo lagu soo xiray guushii rigoorada ee ay Arsenal ka gaartay Liverpool.
Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayaa ka haray tartankaan ka dib guuldarooyin ka soo kala gaaray kooxaha Waqooyiga London ee Arsenal iyo Tottenham.
Kulamo xiiso leh ayaa ka soo baxay isku aadkii caawa iyadoo Arsenal ay garoonka Emirates Stadium ku soo dhaweyn doonto kooxda difaacaneysa koobka ee Manchester City.
Halka…
Arsenal Oo Ka Aarsatay Liverpool, Bernd Leno Oo Ka Badiyay
Kooxda Arsenal ayaa ka aartay Liverpool ka dib markii ay rigoore 5-4 uga badiyeen kooxda Liverpool kulan ka tirsanaa wareega 16ka ee Carabao Cup oo ka dhacay garoonka Anfield.Labadaan kooxood oo habeenkii Isniinta ciyaaray kulan Premier League ah islamarkaana ay Reds badisay ayaa kulankii caawa waxay 90ka daqiiqo isku dhaafi waayeen barbaro goolal la’aan ah iyadoo goolhaye Bernd Leno uu la ciyaaray Liverpool madaama uu ka badbaadiyay fursado aad u badan oo goolal loo fashay.Bernd Leno ayaana ahaa geesiga Arsenal markii…
UEFA Oo Ku Dhawaaqday Go’aanka Ay Ka Qaateen Haddii Ay
Xidhiidhka kubbada cagta Yurub ee UEFA ayaa ku dhawaaqay in furitaanka kulamada Champion Leauge ay qayb ka mid ah taageerayaashu ka soo muuqan doonaan garoomada lagu ciyaari doono kulamada heerka groupyada tartankan.UEFA ayaa ku dhawaaqday in wadamada la ogol yahay in dadku ay meelo fagaare ah iskugu iman karaan in kooxaha martida loo yahay loo ogolaan doono in tiro xadidan oo taageerayaal ah loo ogolaan doono kulamada Champions League ee xili ciyaareedkan.UEFA ayaa caawa samaysay isku aadka heerka Groupyada ee Champions…