Browsing Category
Sports
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Waa Kuwan 20ka Xiddig Ee Da’doodu Ka Hoosayso 20 Jirka Ee
Kylian Mbappe, Erling Haaland, Jadon Sancho, Vinicius Junior, Joao Felix iyo kuwo kale ayaa ah xiddigaha la filayo in sannadaha soo socda iska dhaxlaan, kuna tartamaan abaal-marinta xiddiga adduunka ee Ballon d’Or iyo midda FIFA ee The Best intaba, waxaana muddada ay iyagu hirdamayaan kasoo daba baxaya kuwo kale oo da’yar ah oo ay haddaba muuqato in ay la heer yihiin.Dhamaan ciyaaryahannadani waxay dhasheen qarnigan 21aad ee kasoo bilaabmay 2000, waxaanay yihiin xiddigo saansaantoodu tahay mid sarraysa oo wax badan ay…
Bruno Fernandes Iyo Xiddigaha Waaweyn Ee Manchester United
Bruno Fernandes ayaa ka mid noqday tiro ciyaartoyda waaweyn ee Manchester United ah oo lumiyey kalsoonida ay ku qabteen tababare Ole Gunnar Solskjaer, sida ay sheegayaan warar hoose oo laga helayo kooxdaas.Fernandes oo bishii January ay Manchester United kasoo iibsatay Sporting Lisbon ayaa waxa uu saamayn weyn ku yeeshay kooxda, isaga oo qaybtii dambe ee xili ciyaareedkii hore isbeddel ciyaareed iyo saadaashii aan markii hore fiicnayn ee naadigaba sare usoo qaaday, taas oo ku dhamaysatay kaalinta saddexaad oo ay ka sare…
Mbappe Mise Haaland? Real Madrid Oo Go’aan Ka Gaartey
Cid waliba waxay tilmaan kasii biixinaysaa sida ay Real Madrid isku beddeli doonto sannadka 2021 iyadoo lala xidhiidhinayo xiddigo waaweyn oo magac leh oo iman duuna, isbeddel dhinac walba leh oo laga sugayo iyo xattaa garoonkooda Santiago Bernabeu oo isbeddelaya oo dibu dhis lagu sameeyey.Ciyaaryahanadda la hadal hayo inay hoggaamin doonaan xili ciyaareedka dambe oo ay iman doonaan Santiago Bernabeu xagaaga 2021, waxa ka mid ah Kylian Mbappe iyo Erling Haaland oo afka hore ee weerarka, kuwaas oo la sugayey inay go’aan ka…
Oloole Liverpool & Man United Oo Dhicisoobay Iyo Kooxaha
Kooxaha Premier League ayaa cod ku diiday mashruucii ay hormuudka ka ahaayeen Liverpool iyo Manchester United ee loogu magacdaray Project Big Picture laakiin waxay isku raaceen inay dhaqaale ahaan caawiyaan kooxaha heerka seddexaad iyo heerka afaraad ee kubada cagta Ingiriiska.
Kooxaha horyaalka heerka koowaad ee Ingariiska ayaa isku raacay in lacag uruurin degdeg ah loo sameeyo kooxaha heerka hoose ka dib kulankii ay isagu yimaadeen maanta oo Arbaco ah 20ka kooxood ee Premier League.
Warbixin ay soo saareen ka dib…
Xiddiga Man United McTominay Oo Sharaxay Halka Ay Xiddigaha
Scott McTominay ayaa sheegaya in Ole Gunnar Solskjaer uu heysto taageerada buuxda ee qolka labiska Manchester United inkastoo kooxda lala xiriirinayo tababare Mauricio Pochettino.Red Devils ayaa guuldarro 6-1 ah waxay gurigooda kula soo gaartay kooxda Tottenham ka hor inta aan la aadin kulamada heerka caalami taasoo shaki weyn sii gelisay mustaqbalka tababaraha reer Norway.Isbuucaan waxaa soo baxay warar sheegaya in Bruno Fernandes uu u muuqdo mid dhumiyay kalsoonidii uu ku qabay mashruuca Solskjaer.Waxaa la sheegay inuu ka…
Messi, Pogba, OZIl & Shax Adag Oo Laga Sameeyay Xiddigaha
Lionel Messi iyo Paul Pogba ayaa hogaaminaya liiska xiddigaha magaca weyn ee galaya sannadkii ugu danbeeyay ee qandaraaskooda.Waxayna taasi la micno tahay in xiddigahaa lagula wareegi karo si bilaash ah marka uu dhamaado xilli ciyaareedkan.Messi ayaa ku hanjabay inuu xagaagan ka tagayo Barcelona laakiin waxa uu go’aansaday inuu sharfo qandaraaskiisa halka Paul Pogba uu ka shaqeynayo sidii uu ugu wareegi lahaa kooxda Real Madrid.Laakiin iyadoo xiddigaha sida Mesut Ozil, Memphis Depay iyo Sergio Aguero uu iyaguna dhacayo…
Liverpool Oo Koox Kale Iibsaneysa, Alaba & Pogba Oo Camp Nou
Inkastoo suuqa kala iibsiga Yurub uu xirmay dhawaan hadana waxaa weli furan suuqa maxaliga ee dalka Ingariiska oo xirmaya 16ka bishaan October halka suuqa kala iibsiga Yurub ee bisha Janaayo ay kaliya inaga xigto labo bilood.Kooxaha ayaa durbaba isha ku haya xiddigaha ay doonayaan bisha Janaayo ama xagaaga soo socda, shabakada Laacib ayaa halkaan idiin kugu soo koobeysa wararkii ugu waa weynaa ee ay qoreen wargeysyada Yurub.Shirkada Fenway Sports Group oo ah milkiilayaasha kooxda Liverpool FC ayaa doonaya inay koox kale oo…
Muxuu Sameeyay Arsene Wenger Markii Robin van Persie Uu
Arsene Wenger ayaa shaaca ka qaaday inuu diiday markii Robin van Persie uu codsaday inuu ku soo laabto Arsenal oo uu ka soo tago Manchester United.Xiddigii hore ee Netherlands ayaa u dhaliyay 100 gool Gunners mudadii sideeda sanno aheyd ee uu joogay Waqooyiga London laakiin waxa uu u wareegay Old Trafford xagaagii 2012.Talaabadaas waxay ka careysiisay taageerayaasha Arsenal iyadoo Van Persie uu xilli ciyaareedkiisii ugu horeysay ku hogaamiyay Man United koobka Premier League laakiin qaab ciyaareedkiisa ayaa hoos u dhacay…
Real Madrid Oo Koox Ay Dunida Ku Qabsanayso Dhisaysa &
Kaddib markii uu suuqii xagaagu soo dhammaaday iyagoo aan gabi ahaanba wax lacag ah bixinin, Real Madrid ayaa la fahamsan yahay inay isku diyaarinayaan sanadka 2021 oo ay dhawr saxeex oo waaweyn suuqa ka doonayaan.Haatan liiska xiddigaha da’yarta ah ee ay kooxdaasi doonayso inay dunida ku maamusho sanadaha soo socda ayuu kusoo baxay Giovanni Reyna oo ah 17 sano jir hibo weyn leh oo Borussia Dortmund ka tirsan.Walow ay Haaland iyo Mbappe markasta ahaayeen xiddigaha bar-tilmaameedka ugu sarreeya usoo ahaa Los Blancos haddana…
Liverpool Oo Qarka U Fuushay Saxeexa Cristiano Ronaldo &
Kooxda ree England ee Liverpool ayaa la sheegayaa inay ahayd mid aad ugu kalsoon inay saxeexa Cristiano Ronaldo ku garaacday dhammaan kooxaha waaweyn ee Yurub sanadkii 2003 kahor intii aysan kooxda ay xifaaltamaan ee Man United kaga guuleysan.Sir Alex Ferguson ayaa deg-deg ugu dhaqaaqay saxeexa Ronaldo oo markaas da’yar Sporting Lisbon ka tirsan ahaa isaga oo 12.2 Milyan Pound kasoo bixiyay saxeexiisana kaga guuleystay kooxo ay kamid ahaayeen Barcelona, Arsenal iyo Juventus.Laakiin war haatan soo baxaya ayaa sheegaya in…