Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Waatan Kooxda Heshiiska SHANTA SANO Ah U Bandhigtay Sergio Ramos Oo

Kooxda ree Spain ee Sevilla ayaa lagu soo warramayaa inay heshiis shan sano ah u bandhigtay daafaca dhexe ee Real Madrid ee Sergio Ramos haddii uu daafacaasi go’aansado inuu kooxda caasimada Spain iskaga tago xagaaga.35 sano jirkaas ayaa kasoo baxay akaademiyada Sevilla isaga oo usoo ciyaaray kooxda koowaad kahor inta uusan Real Madrid u wareegin sanadkii 2005 halkaas oo uu wakhti dahabi ah ku qaatay kuna hantay 22 koob.Mustaqbalka Sergio ee Real Madrid ayaan ahayn mid meel ku cad ilaa haatan xilli qandaraaskiisii hore…

“Hazard Ayaad Dhaawacday Kaddib Waxaad I Leedahay….” – Thomas

Daafaca midig ee kooxda Borussia Dortmund ee Thomas Meunier ayaa shaaca ka qaaday hadal dhex maray isaga iyo madaxweynaha Real Madrid ee Florentino Perez wakhtigiisii Paris Saint-Germain.Meunier ayaa la xasuustaa inuu sanadkii 2019 dhaawac canqawga ah gaadhsiiyay saaxiibkiisa xulka Belgium ee Eden Hazard oo uu Real Madrid kaga hortagay.Meunier ayaa tan iyo wakhtigaas saxaafada kahor sheegayay inuusan si ulakac ah dhaawaca u gaadhiin Hazard balse uu ahaa loolan kubaddeed oo daafac iyo weeraryahan dhex mara.Meunier ayaa…

AMAKAAG: Barcelona Oo Iibinaysa Xiddig Ay Toddobaad Kahor Lasoo

Toddobaad kahor ayay ahayd markii ay kooxda Barcelona dib ula soo saxeexatay daafaca midig ee ree Brazil ee Emerson Royal balse waxa soo baxay haatan warar sheegaya inay doonayso durba inay dib u iibiso.Waxa wax cad ah in Barcelona ay xagaagan doonayso inay hesho lacago ay suuqa ku gasho maadaama oo kooxdu ay xaalad dhaqaale ahaan liidata gashay, Emerson ayaa muhiim u noqon kara qorshahooda.Barcelona ayaa Emerson dib ugala soo wareegtay kooxda Real Betis iyaga oo 9 Milyan oo euro kusoo qaatay, haatan Skysports Italy ayaa…

Ma Rumaysan Kartid Falcelinta Kylian Mbappe Markii Uu Isku Dayay

Da’yarka garabka weerar ee xulka France ee Kylian Mbappe ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday raali-gelin uu ka helay weeraryahanka xulkiisa ee Olivier Giroud kaas oo ay isku xumaadeen intii uu socday kulankii ay Bulgaria 3-0 uga adkaadeen.Giroud ayaa bedel kusoo galay kulanka isaga oo 2 gool soo dhaliyay, si kastaba ciyaaryahankaas ayaa saxaafada horteeda ka sheegay hadalo adag kulanka kaddib isaga oo sheegay inuusan ku faraxsanayn tirada baasaska uu ka helo asxaabta kooxdiisa.Olivier ayaa wakhtigaas yidhi””Mararka qaar…

Manchester United Oo Heshay Jawaabta Dalabkii Ay Ka Gudbisay Kieran

Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa lagu soo warramayaa in ay dalab aad u hooseeya oo xambaarsan £10 milyan oo Gini oo kaliya ka gudbisay difaaca reer England ee Kieran Trippier oo waqtigan xulka dalkiisa kala qayb-gelaya ciyaaraha Yurub.Red Devils ayaa difaaca midig ee reer England uu tababare Ole Gunnar Solskjaer ku darsaday xiddigaha bartilmaameedka u ah xagaagan, waxaanay kaliya la shir tagtay £10 milyan oo Gini, taas oo ay Atletico Madrid jawaab degdeg ah kasoo bxiisay.Toddobaadkii hore ayaa la sheegay in…

Barcelona, ​​Liverpool and Atalanta enter the competition for Pellegrini

Roma's Lorenzo Pellegrini may be on his way out of the club this summer with Barcelona and Liverpool credited with an interest.The 24-year-old has cemented his place in the Serie A midfield since returning to the Stadio Olimpico in 2017. Last season he enjoyed the best goal-scoring campaign of his career - scoring 11 goals in all competitions - although his efforts were not enough to help the club to secure Champions League football.Pellegrini's fine form has attracted admiring eyes from some of Europe's best sides, and…

SHAN Xiddig Oo Harry Kane Kula Tartamaya Abaal-marinta Kabta Dahabka

Harry Kane ayaa raadinaya in uu ku guuleysto abaal-marinta KABTA DAHABKA ah ee tartankii labaad ee caalami ah ee weyn marka uu bilowdo tartanka qaramada Yurub ee caawa la daah-furayo.Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa ahaa ciyaartoygii ugu goolasha badnaa Koobkii Adduunka 2018 lagu qabtay Ruushka, iyadoo goolashiisuna sababeen in Ingiriisku yimaaddo semi-finalka oo Croatia ay ku reebtay.Laacibkan Tottenham oo xuddun u ah hadal-haynta suuqa ee xagaagan, iyadoo kooxo badan ay raadinayaan sidii ay u heli lahaayeen…

N’Golo Kante, Mbappe, Benzema, Lukaku, Alaba – Waddamada Ay Asal Ahaan

25 waddan oo Afrikaan ah ayaa ciyaartooyo u dhashay ay ka qayb-gelayaan tartanka qaramada Yurub ee Euro ee caawa bilaabmaya, waxaana waddanka ugu badan uu yahay Faransiiska oo la xasuusan yahay in xiddigihii u qaaday Koobkii Adduunka 2018 ay ahaayeen laacibiin madow ah.Min France, Portugal, England illaa Switzerland, waxa ka buuxa ciyaartooyo asaal ahaantooda kasoo jeeda Afrika oo ay waalidkood u haajireen qaaradda Yurub, kuwo yaraantoodii tegay iyo laacibiin kale oo awoowyaashood ay halkaas tageen, halka qaarkood ay…

RASMI: Xulka Argentina Ee Copa America Oo Laga Saaray Xiddig Weyn &

Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa soo saaray liiska kama dambaysta ah ee waddankiisa uga qayb-gelaya tartanka qaramada Latin America ee Copa America, waxaana uu xiddigaha kooxdiisa ka reebay laacib weyn oo wacdaro ka dhigay kulamadii isreeb-reebka Koobka Adduunka.Lionel Scaloni ayaa xidhiidhka kubadda cagta CONMEBOL u gudbiyey liiska kama dambaysta xulka Argentina, waxaana uu ka tegay weeraryahanka kooxda Sevilla ee Lucas Ocampos oo kusoo bilowday ciyaartii Chile  ay barbarraha la galeen ee…

SIDDEED Qodob Oo Lagu Kala Saarayo Waddamada Isku-dhibcaha & Isku

Tartanka qaramada Yurub ayaa caawa bilaabmaya, waxaana lagu furayaa labada waddan ee Talyaaniga iyo Turkey oo ku wada ciyaari doona garoonka Olimpico ee magaalada Rome, halkaas oo ay ka dhici doonto xaflad inta aanay ciyaartu bilaabmin.Taageereyaasha kubadda cagta ee aan xogta badan ka haysanin tartankan, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa siddeed qodob oo sharciga UEFA ku yaalla, isla markaana loo adeegsado in lagu kala saaro waddamada wareegga hore ee Groups-ka ku dhamaysta iyagoo isku mid ka ah dhibcaha, sidoo kalena…