SAADAASHA Wayne Rooney Ee EURO, Dalkiisa England Oo Loo Diiday & Xulka
Halyeeyga kubadda cagta England ee Wayne Rooney ayaa doortay xulka uu qabo inuu ku guuleysan doono tartanka EURO ee dhawaan furmaya xilli…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Halyeeyga kubadda cagta England ee Wayne Rooney ayaa doortay xulka uu qabo inuu ku guuleysan doono tartanka EURO ee dhawaan furmaya xilli…
Paris St-Germain ayuu madaxweynaheeda Nasse Al-Khelaifi sheegay in aanay marnaba kooxdaasi iibin doonin weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo 22 jir…
Xiddiga Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa door cusub ka ciyaari doona xulka qaranka Netherlands ee ka qayb-gelaya tartanka Euro 2020, waxaanu…
Madaxweynaha kooxda kubadda cagta PSG ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay wararka kooxdiisa ku xidhiidhinaya xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi oo…
Manchester United, Chelsea iyo Chelsea oo ahaa saddexda kooxood ee Ingiriiska ah ee indhaha ku hayay weeraryahanka reer Norway ee Erling Haaland…
Xidhiidhka kubadda cagta Spain ee RFEF ayaa shaaciyey in xiddig laf-dhabar u ah oo aanay sinaba uga maarmi karin uu gelayo Karantiil…
Madaxweynaha kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ee Nasser Al-Khelaifi ayaa ka hadlay mustaqbalka weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe oo la sheegayo…
Xulka qaranka England ayaa soo afjartay rikoodhkii murugada lahaa ee ka haystay Romania oo aanay ka badinin muddo 51 sannadood ah, waxaana…
Seid Visin oo ku dhashay Itoobiya ayaa la siiyey qoys Talyaani ah oo u qaatay waddankooda xilli ay da’diisu aad u yarayd,…
Da’yarkii sida xiddigta uga soo dhex-baxay AC Milan ee Seid Visin ayaa qudha iska jaray, meydkiisana la helay kaddib sannado faruuq, takoor…
Madaxweynaha waddanka Brazil ee Jai Bolsonaro ayaa ku ceeboobay kulan uu ka dalbaday kabtannada xulalka qaramada Latin America ee ay hormoodka u…