“Xabaasha Ayuu Johan Cruyff Kasoo Bixi Lahaa Cadho Darteed, Haddii Uu
Dhalleecayn badan ayaa ka dhalatay kulankii barbarra 2-2 kusoo dhamaaday ee xulka qaranka Netherlands iyo Scotland, waxaana tababare De Boer lagu canaanayaa…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Dhalleecayn badan ayaa ka dhalatay kulankii barbarra 2-2 kusoo dhamaaday ee xulka qaranka Netherlands iyo Scotland, waxaana tababare De Boer lagu canaanayaa…
Kooxda kubadda cagta Manchdster United ayay tahay in ay jabiso rikoodhkii u yaallay iibka ciyaartoyda ee kooxaha ka dhisan guud ahaan Britain,…
Maamulka horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League ayaa loogu baaqay in ciqaab lagu soo rogo kooxda kubadda cagta Liverpool kaddib ficilladeeda sii…
Everything still feels like a strange dream, but Jose Mourinho is the new manager of AS Roma. The timing of the announcement…
Supercomputer ayaa soo saaray saadaasha tartanka Jimcaha bilaabmaya ee qaramada qaaradda Yurub ee Euro 2020, waxaana uu rajo la’aan ka dhigay xulka…
Goolhayaha xulka qaranka Spain ee David de Gea ayaa weerar ku qaaday kooxdiisa Manchester United xilli uu ku sugan yahay waddankiisa Spain…
Jose Mourinho ayaa weerar ku qaaday xiddiga reer Wales ee Gareth Bale, waxaanu sheegay in aanu garoomada la imanin wax lagu xasuusto…
Xarunta tababarka xulka qaranka England ayaa ahayd mid jawi farxadeed ka jirtay maanta oo Sabti ahayd, sababtoo ah, waxa kusoo laabtay ciyaartooyo…
Xulka qaranka Belgium ayaa war cusub ka helay xiddiga khadka dhexe ee Kevin De Bruyne oo dhaawac kasoo gadhay finalkii Champions League…
Tababaraha reer Portugal ee Jose Mourinho ayaa magacaabay difaaca ugu wanaagsan dunida waqtiga, kaas oo uu amaan kula dul-dhacay. Mourinho oo dhowaan…
Tababaraha kooxda AS Roma ee Jose Mourinho ayaa saadaaliyay xulka ku guuleysan doona tartanka EURO ee gudaha bishan dhacaya xilli uu sidoo…