Manchester City Oo Guul Dirqi Ah Ka Gaartey Arsenal Iyo
Manchester City ayaa guul cidhiidhi ah oo ay ku rafaadday ka gaadhay Arsenal oo ay kusoo dhoweysay garoonkeeda Etihad Stadium, waxaanay kusoo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Manchester City ayaa guul cidhiidhi ah oo ay ku rafaadday ka gaadhay Arsenal oo ay kusoo dhoweysay garoonkeeda Etihad Stadium, waxaanay kusoo…
AC Milan ayaa guul ay ku rafaadday ka gaadhay kooxda ay isku magaalada iyo garoonkaba yihiin ee Inter Milan, taas oo ay…
The finest goal scorers from English football and beyond have graced the Super League for women since the division’s formation in 2011.…
Tababare Mikel Arteta ayaa lagu qasbay inuu bedel ku sameeyo shaxdiisa ka hor inta aysan bilaabanin ciyaarta Etihad Stadium ka dib markii…
Gool uu dhaliyay Theo Walcott waqtigii dhimashada ciyaarta ayay Southampton ku barbareysay Chelsea oo marti loogu ahaa Stamford Bridge iyadoo lagu kala…
Cesc Fabregas ayay amakaak ku noqotay in goolkii guusha ee waqtigii dhimashada uu dhaliyay Jordan Henderson loo diiday inuu offside jiray. Kabtanka…
Liverpool iyo Everton ayaa dhibcaha ku kala qeybsaday garoonka Goodison Park kulan faraha looga gubtay oo dhexmaray labada kooxood ee deriska ah…
Ka dib guuldaradii ceebta aheyd ee Liverpool ka soo gaartay Aston Villa, waxay kulanka maanta ee Goodison Park ku bilowdeen si fiican…
Walow ay nici doonaan jamaahiirtii hore ee kubadda cagta sanadaha badan soo daawanayay haddana kubadda cagta maanta ayaa in badan oo kamid…
Kooxda difaacanaysa horyaalka Premier League ee Liverpool ayaa booqanaysa dhigeeda ay magaalo wadaagta yihiin ee Everton kulan aad u xiiso badan oo…
Tababaraha kooxda Paris Saint-Germain ee Thomas Tuchel ayaa ka hadlay haddiiba garabka weerar ee kooxdiisa ee Neymar JR uu diyaar u yahay…