Sergio Ramos Oo Dhaawac Soo Gaartey Maalmo Ka Hor Ciyaarta
Zinedine Zidane ayaa walaac weyni soo food saaray kaddib markii ay iskugu darsameen dhaawac soo gaadhay difaaca iyo kabtanka Real Madrid ee…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Zinedine Zidane ayaa walaac weyni soo food saaray kaddib markii ay iskugu darsameen dhaawac soo gaadhay difaaca iyo kabtanka Real Madrid ee…
Ronald Koeman ayaa si degdeg ah ugu dhaqaaqaya laba ciyaartoy oo bisha Janaury uu kusoo kordhin doono kooxdiisa, kuwaas oo kala ah…
Liverpool ayaa ka dalbatay maamulka Premier League in baadhitaan lagu sameeyo wixii ka dhacay garoonka Goodison Park kulankii ay shalay barbarraha 2-2…
Manchester United ayaa guul weyn oo 4-1 ah kasoo hoysay kulankii ay safarka ku tagtay garoonka St. James’ Park ee Newcastle United,…
Om Press Upphovsrätt Kontakta oss Kreatörer Annonsera Utvecklare Villkor Sekretess Policy och säkerhet Så fungerar YouTube Testa nya funktioner © 2020 Google…
Barcelona ayaa guul-darro xanuun badan kasoo gaadhay kulan ay marti ugu ahayd Getate, waxaana lagu soo garaacay 1-0. Gool rikoodhe ahaa oo…
Manchester United ayaa jidka guusha kusoo laabatay waxaanay 4-1 ku garaacday Newcastle United kulan uu rikoodhe khasaariyey Bruno Fernandes. Newcastle United ayaa…
Difaaca Liverpool ee Virgil van Dijk ayaa macasalaameeyey xili ciyaareedkan oo dhan kaddib markii uu dhaawac culus kasoo gaadhay lugta kulankii Merseyside…
Manchester City ayaa kusoo laabatay jidka guusha oo ay ka maqnayd labadii ciyaarood ee ugu dambeeyey oo ay midda hore ay Leicester…
Tababaraha Liverpool, Jurgen Klopp ayaa ka hadlay dhaawacyadii soo gaadhay Xiddigaha kooxdiisa ee Virgil van Dijk iyo Thiago Alcantara oo loo qaaday…
Real Madrid ayaa guul-darro lama filaan ahi kasoo gaadhay ciyaar ay marti ugu ahayd naadiga dhowaanta kasoo dallacay heerka labaad ee Cadiz,…