Liverpool Oo Lagu Jiidjiiday Anfield, Atalanta Oo
Liverpool ayaa caawa lagu jiid jiiday garoonkeeda Anfield ka dib markii ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay kooxda Talyaaniga ee Atalanta kuwaasoo…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Liverpool ayaa caawa lagu jiid jiiday garoonkeeda Anfield ka dib markii ay guuldarro 2-0 ka soo gaartay kooxda Talyaaniga ee Atalanta kuwaasoo…
Real Madrid ayaa si weyn u nooleysay rajadeeda inay u soo baxdo wareega 16ka Champions League ka dib markii ay 2-0 ku…
Manchester City ayaa iska xaadirisay wareegga 16ka tartanka Champions League kaddib markii ay 1-0 ku garaacday kooxda reer Turkey ee Olympiakos oo…
Mohamed Salah ayaa kusoo bilowday safka hore ee kooxdiisa Liverpool kaddib markii uu kasoo kacay xanuunka Korona Fayras oo ku dhacay xilli…
Inter Milan ayaa kusoo bilowday labadeeda weeraryahan ee Luataro Martinez iyo Romelu Lukaku oo ay kusoo ladhay madaalaha reer Chile ee Arturo…
Halyeygii kubadda cagta ee Diego Maradona ayaa loo baroor-diiqayaa kaddib dhimasho degdeg ah oo ku timid markii uu wadnuhu istaagay isagoo jooga…
“Thank you, God, for football, for Maradona, for these tears, for this Argentina 2, England 0.” – Victor Hugo Morales England against…
Cristiano Ronaldo ayaa hormood ka noqday xiddigaha dunida ee muujinaya murugada iyo sida ay uga xun yihiin inuu dunida ka tegay halyeygii…
Liverpool ayaa jabisay sharciga xakamaynta xanuunka Korona Fayras, kaddib markii ay u ogolaatay xiddigeeda Mohamed Salah inuu kusoo laabto shan maalmood kaddib…
Warbaahinta dalka Argentina ayaa goor dhow baahiyay in halyeeyga kubada cagta Diego Armanda Maradona inuu geeriyooday isagoo 60 sanno jir ahaa.
Halyeeyga Manchester United Rio Ferdinand ayaa sheegay in kooxda aysan laheyn wax hogaamiye ah islamarkaana Harry Maguire iyo Bruno Fernandes aysan u…