Waa Maxay Sababta Rasmiga Ee Loo Baajiyay Kulankii PSG &
Ciyaaryahanadda labada kooxood ayaa garoonka isaga baxay intii ay socotay kulankii PSG iyo Istabul Basaksehir ka dib markii mid ka mid ah…
Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.
Ciyaaryahanadda labada kooxood ayaa garoonka isaga baxay intii ay socotay kulankii PSG iyo Istabul Basaksehir ka dib markii mid ka mid ah…
Kooxda kubadda cagta Juventus ayaa 3-0 karbaashtay Barcelona, waxaanay kusoo baxday kaalinta koowaad ee Group G. Cristiano Ronaldo ayaa ku dhex-damaashaaday garoonka…
Manchester United ayaa ka hadhay tartanka Champions League ee xili ciyaareedkan, kaddib markii ay kooxda reer Germany ee RB Leipzig ay kaga…
Tababarihii hore ee xulka qaranka Argentina ee Alejandro Sabella ayaa geeriyooday iyadoo ay da’diisu ahayd 66 jir. Sabella ayaa la dhigay qaybta…
Manchester United ayaa kusoo gashay shax adag kulanka guul ama geeri ee ay ugu sugan tahay waddanka Jarmalka oo ay ugu tagtay…
Cristiano Ronaldo ayaa kusoo bilowday ciyaarta ay kooxdiisu ku waajahayso Barcelona, waxaanay si fool ka fool ah iskaga hor imanayaan Lionel Messi…
Zinedine Zidane ayaa ka hadlay hadal-haynta suuqa ku jirta ee sheegaysa in ay Real Madrid ka caydhin doonto shaqada haddii ay kooxdiisu…
Halyeygii reer Argentina ee Diego Maradona waxa uu meeqaamka ‘halyeyga’ ka gaadhay waddankiisa markii uu u qaaday Koobkii Adduunka ee 1986kii oo…
Wakiilka laacibka khadka dhexe uga ciyaara Manchester United ee Paul Pogba ee Mino Raiola ayaa daboolka ka qaaday inuu dhamaaday waqtigii Old…
Halyeygii difaaca Manchester United ee Rio Ferdinand ayaa sheegay in bandhig-ciyaareedkii uu muujiyey Paul Pogba ciyaartii West Ham ay u baahan tahay…
Khadka dhexe ee kooxda Real Madrid ee Casemiro ayaa farriin digniin ah oo u muuqata cago juglayn u diray xilli ay labada…