Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Iska Illow Bayern & PSG – Jurgen Klopp Oo

Jurgen Klopp ayaa qirtay in uu aad ugu farxay in kooxdiisa Liverpool ay ka badbaadday in ay ku beeganto wareegga siddeedda ee tartanka Champions League oo isku-aadkiisa maanta la sameeyey.Liverpool oo xilli ciyaareedkii hore ku guuleysatay horyaalka Premier League ayaa quus ka istaagtay dhamaan tartamada maxalliga ah waqti horeba xilli ciyaareedkan, kaddib dhibaatooyin ay sabab u ahaayeen dhaawacyo oo ku habsaday khadkeeda difaaca iyo dhexda.Fursadda kaliya ee ay xilli ciyaareedkeeda ku badbaadsan karto Liverpool ayaa ah in…

Liverpool vs Real Madrid: Head-to-head

Liverpool and Real Madrid have drawn against each other in the quarter-finals of the UEFA Champions League and will meet for the first time since the 2018 final.Two of world football's most prestigious clubs, the Reds (6) and Los Blancos (13) have been crowned European champions 19 times between them. Despite their success on the European stage, however, their paths have not crossed as regularly as you might think.The couple has met on only six occasions. Here, 90 minutes looks at Liverpool's record compared to the Spanish…

Waqtiga Ay Tottenham Shaqada Ka Caydhinayso Jose

Jose Mourinho ayuu saaran yahay culays weyn kaddib markii ay kooxdiisu xalay ka hadhay tartanka Europa League oo ay si xun ugu garaacday Dinamo Zagreb oo ku burburisay 3-0, iyadoo ciyaartii hore ay Spurs is-bidday inay iska xaadirinayso wareegga siddeedda.Tababaraha reer Portugal oo bilowgii xilli ciyaareedka ay kooxdiisu ka mid ahayd naadiyada loo saadaalinayo inay ku guuleysanayso horyaalka Premier League ayaa  hadda ay u dhacday kaalinta siddeedaad, taas oo halis gelinaysa in ay fursad u helayso inay kasoo muuqato…

Roberto Carlos Oo Ku Maadsaday Liverpool: “Mohamed

Real Madrid iyo Liverpool ayaa wada ciyaari doona wareegga siddeedda ee tartanka Champions League oo ay isku beegmeen wareeggii maanta la sameeyey, waxaana kulankani uu soo nooleeyey cadaawaddii xilli ciyaareedkii 2017/18 ee finalkii koobkan oo Sergio Ramos uu gacanta ka jabiyey Mohamed Salah.Halyeygii hore ee Real Madrid ee Roberto Carlos ayaa ka maadsaday Mohamed Salah ka hor kulankan, waxaana uu sheegay in laacibka reer Masar aanu xataa u dhowaan karin halka uu joogo difaaca reer Spain ee Sergio Ramos ee hore gacanta uga…

Jose Mourinho’s worst defeat ever

Even one of the greatest managers of all time is no exception to embarrassing defeats during his career. But in recent seasons, it has really felt like we are witnessing the decline of a former top-class coach in Jose Mourinho.The Portuguese was kicked out by Tottenham in the 2020/21 season with the club seventh in the Premier League, five points from the top four, and after suffering a defeat from a Europa League exit in the 16th stage by Dinamo Zagreb.It was one of the worst defeats of his career and ultimately contributed…

“Ronaldo Halyeey Ayuu Ka Yahay Kooxdan, Isaga

Da’yarka garabka weerar ee kooxda Real Madrid ee Vinicius Junior ayaa muujiyay jacaylka uu u qabo xiddigii hore ee kooxdiisa haatana hoggaamiyaha u ah safka weerarka Juventus ee Cristiano Ronaldo.Toddobaadkii hore ayay ahayd markii ay Juventus qaab xanuun badan uga hadhay tartanka Champions League ee ay sida weyn ugu hammiyaysay kaddib markii ay sharciga goolasha kaga adkaatay kooxda FC Porto.Guuldarradaas ayaa sababta eedaymo badan oo loo soo jeediyay Cristiano Ronaldo iyadoo loo arkay midka masuulka ka ahaa fashilkii…

AKHRISO Aragtida Ay Jamaahiirta Liverpool Baraha

Jamaahiirta kooxda Liverpool ayaa si deg-deg ah uga falceliyay in kooxdoodu ay ciyaarayso ku celiska Final-kii UEFA Champions League ee sanadkii 2018 isla markaana ay kahor tagayaan dhigooda Real Madrid oo xusuuso badan ku reebtay kulankaas.Isku aadkan ayaa ah mid keenay kulankii mudada dheer la sugayay ee u dhaxayn lahaa labada dhinac iyo waliba iska hor imaatinka hoggaamiyaha weerarka Liverpool ee Mohamed Salah iyo kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos.Kulankan ayaa ah mid imanaya wax ka yar saddex sano kaddib markii ay…

RASMI: Man United Oo Heshiiskii Abid Ugu Qaalisanaa

Kooxda Manchester United ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday heshiis ay la gashay shirkadda Teamviewer oo ka dhigan inuu yahay midkii ugu qaalisanaa ee ay abid koox horyaalka Premier League ka ciyaartaa ku samayso maaliyada tababarkeeda. TeamViewer oo ah shirkad ka shaqaysa arrimaha Tiknoolajiyada ayaa jagadaas kala wareegaysa shirkada kale ee Chevrloret oo ahayd mid maaliyada tababarka ee Man United ku suntan tan iyo sanadkii 2014. Agaasimaha maamulka Man United ee Richard Arnold ayaa yidhi “Si aad u weyn ayaanu ugu…

Waakan Go’aanka Haddii Uu Eden Hazard Qaato Ay

Garabka weerar ee kooxda Real Madrid ahna geesigii hore ee Chelsea ee Eden Hazard ayaa loo sheegay talaabo haddii uu qaado ay macquul tahay inuusan abid kubadda cagta dib u ciyaarin kaddib dhaawaciisii ugu dambeeyay ee dib u dhaca kale ku keenay xilli ciyaareedkiisa.Xiddiga Belgian-ka ah oo heshiis ka badan 100 Milyan oo Pound ugu wareegay Real Madrid kaddib markii uu 110 gool ugu soo dhaliyay Chelsea 352 kulan ayaa arkayay waayiihiisa ciyaareed oo uu dhaawac halakeeyay tan iyo wakhtigaas.Hazard ayaa dhawaan uun kasoo…

DEG-DEG: Isku Aadka Siddeed Dhammaadka Iyo Afar

Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa sameeyay isku aadka tartanka labaad ee ugu xiisaha badan heer kooxeed qaarada Yurub ee Europe League iyadoo ay kasoo baxeen kulamo xiisahooda wataa. Aan ku bilawnee kooxda Manchester United oo xalay kasoo baxday dhigeeda AC Milan ayaa ku aaday kooxda ree Spain ee mucjisada ka dhigaysa xilli ciyaareedkan tartanka ee Granada. Kulanka xiisaha badan ayaa dhex mari doona kooxaha Ajax iyo AS Roma iyadoo ciyaartaas lagu sifayn karo mida ugu adag ee kasoo baxday wareegan siddeed…