Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

RASMI: Liiska Xiddigaha Barcelona Ee Kulanka Actual

Tababaraha kooxda Barcelona ee Ronald Koeman ayaa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa uga qayb gelaya kulanka ay Real Sociedad ku booqanayso gegida Anoeta Stadium habeen dambe.Tababare Koeman ayaan wax isbedel ah ku samayn safkii uu magacaabay kulankii hore ee ay guusha kasoo gaadheen kooxda Huesca taas oo ka dhigan in wax ciyaaryahano ah oo soo laabtay aysan jirin kuwo laga saarayna jirin.Xiddiga boosaska badan ee Sergi Roberto ayaa la tababartay xiddigaha kale ee kooxdaas saaka balse aan wali taam buuxa u ahayn in lagu…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Real Madrid Ee Kulanka Actual

Kooxda Real Madrid ayaa markan diirada saaraysa tartanka horyaalka La Liga maalmo kaddib markii ay xaqiiqsatay booskeeda wareega siddeed dhammaadka ee Champions League isla markaana ay ogaatay kooxda ay wareegaas kaga hortagayso. Real ayaa marti ku ah fiidnimada caawa garoonka dhibta badan ee Balaidos iyaga oo doonaya saddex dhibcood oo aad muhiim ugu ah si ay ugu dhawaadaan kooxda hoggaanka La Liga haysa ee Real Madrid oo hadda lix dhibcood ka dambaysa isla markaana hal dhibic uga sii sarre maraan Barcelona. Zidane…

Premier League Ayuu Ka Ciyaaraa, Carruurtiisu Waxa

Khadka dhexe ee kooxda Everton ee Allan ayaa shaaca ka qaaday sababta uu gurigiisa gaar ahaan caruurtiisa yar yar uga mamnuucay maaliyada weeraryahanka kooxda juventus ee Cristiano Ronaldo.Allan ayaa waraysi uu dhawaan bixiyay shaaca kaga qaaday in maaliyada Ronaldo ee kooxda Juventus uu caruurtiisa u diiday sababtoo ah inay cadaawad weyni kala dhaxayso kooxdii uu usoo ciyaaray ee Napoli.Xiddiga ree Brazil ayaa inta badan waayihiisa ciyaareed kusoo qaatay dalka Talyaaniga isaga oo Udinese ku biiray sanadkii 2012 isla…

Xiddig Man United Ah Oo Ka Carooday Ole Gunnar

Eric Bailly ayaa si aad ah uga carooday go’aankii uu Ole Gunnar Solskjaer uu isaga indhotiray isaga kulankii lugta labaad ee Europa League ee AC Milan, wuxuuna haatan ka fiirsanayaa mustaqbalkiisa Old Trafford sida ay sheegayaan wararka soo baxaya.Bailly ayaa ka garab ciyaarayay Harry Maguire lugtii hore ee Old Trafford oo ku dhamaatay barbaro 1-1 ah laakiin xiddiga reer Ivory Coast waxaa lagu bedelay Victor Lindelof lugtii labaad ee habeenkii Isniinta ka dhacday San Siro iyadoo United ay guul 1-0 ah ugu soo baxday wareega…

Jamaahiirta Barcelona Oo Warkii Ugu Dambeeyay Ka

Taageerayaasha kooxda Barcelona ayaa rajo quus goyn ah ka helay hammiga ay ka qabeen inay kooxdoodu dib ula soo saxeexato garabka weerar ee Paris Saint-Germain ee Neymar Junior.Wadahadalada heshiis kordhinta ee u dhaxeeya Paris iyo Neymar ayaa lagu sheegay kuwo dhiirigelin leh isla markaana kusii dhawaanaya heshiis afar sano ah oo cusub inuu qalinka ugu duugo kooxdaas.Heshiiska 28 sano jirkaasi uu hadda ku joogo PSG ayaa ah mid dhacaya xagaaga 2022 iyadoo ay hadal hayn badani ka dhalato arrimaha qandaraaskiisa isla markaana…

Ronaldinho Oo Ay Noloshiisu Halis Ku Jirto Kaddib

Halyeygii Brazil ee Ronaldinho Gaucho ayaa laga dayrinayaa xaaladdiisa kaddib geeridii bishii February ku timid hooyadii Dona Miguelina.Laacibkan hore ayaa sannad adag soo qaatay, waxaana uu muddo bilo ah ku xidhnaa waddanka Paraguay oo markii uu kasoo baxayna uu la kulmay hooyadii oo xanuunsanaysa oo uu ku hayey cusbitaalka muddo bilo ah.Dona Miguelina oo uu ku dhacay Korona Fayras ayaa geeriyootay bishii February ee sannadkan, waxaana laacibkan murugada la qaybsaday dad badan oo caan ah oo tacsi u diray.Kaddib…

Chelsea vs FC Porto: Complete head-to-head record

After getting a tricky tie against Atletico Madrid in the 16-year-old in this season's Champions League, Chelsea's reward for defeating Diego Simeone's men is a quarter - final with FC Porto.While Thomas Tuchel will no doubt be keen to avoid his side underestimating their last eight opponents, the Blues could not have asked for a much better draw given some of the star names remaining in this season's competition.The Champions League final will be ... #UCLDraw | #UCL pic.twitter.com/Y2BCLI9bJF- 90min (@ 90min_Football) 19…

RASMI: Zinedine Zidane Oo Shaaciyey Xiddigaha Actual

Sergio Ramos ayaan lagu soo darin liiska ciyaartoyda Real Madrid ee kulanka Celta Vigo ee Sabtida, iyadoo uu tababare Zinedine Zidane shaaciyey ciyaartoyda uu u xushay kulankan.Real Madrid oo indhaha kusii haysa tartanka Champions League oo wareeggiisa siddeedda ay laba usbuuc iyo badh kaddib la ciyaari doonaan Liverpool oo ay isku beegmeen, ayaa waxa muuqata in kasii shaqaynayso sidii ay taam ahaansho buuxa u heli lahaayeen ciyaartoydeeda muhiimka ah.Kabtan Sergio Ramos oo kasoo laabtay dhaawac, isla markaana beddel lagu…

SAADAAL: Afarta Kooxood Ee U Gudbaya Semi-finalka,

Duhurnimadii Jimcaha ayaa si rasmi ah loo shaaciyey isku-aadka wareegyada siddeedda iyo laba-dhamaadka ee tartanka Champions League ee xilli ciyaareedkan, waxaana marxaladda hore kasoo baxay afar ciyaarood oo ay daawadeyaashu si weyn ugu dheg taagayaan inay arkaan natiijooyinkooda. Lugta hore ee wareegga siddeedda ayaa la ciyaari doonaa April 6-7, halka kulamada labaadna la dheeli doono usbuuca xiga.Su’aalaha maskaxdaada kusoo dhacaya ayaa ah sida ay kala yeeli doonaan Manchester City iyo Borussia Dortmund oo uu hoggaaminayo…

Joe Cole Oo Qiimeeyey Fursadaha Chelsea, Man Metropolis

Halyeygii kooxda kubadda cagta Chelsea ee Joe Cole ayaa qiimayn ku sameeyey fursadaha ay hanashada Champions League u haystaan kooxaha horyaalka Premier League ee Chelsea iyo Liverpool.Isku-aadka wareegga siddeedda ee maanta la shaaciyey ayaa waxa isku beegmay Liverpool oo sannadkii 2019kii ku guuleystay Champions League iyo Real Madrid oo saddexdii sannadood ee kasii horreeyey si xidhiidh ah u hananaysay koobkan, waxaana ciyaartani ay leedahay xasuus weyn oo ah in ay abuurantay colaaddii Reds iyo Los Blancos ee uu sababta u…