Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Manchester United Oo War Naxdin Leh Looga Soo

Manchester United ayaa war ay ka naxday uu kasoo gaadhay waddanka Faransiiska, kaddib dhaawac soo gaadhay weeraryahanka Anthony Martial oo dhaawac lagaga saaray garoonka kulan xulka  qarankiisa France uu galabta ku garaacay waddanka Kazakhstan oo ay marti ku ahaayeen. Anthony Martial ayaa xanuun ka dareemay jilibka lugta bidix, waxaana degdeg  ugu yimid dhakhaatiirta qaybtii labaad, waxaanu garoonka ka baxay iyadoo la taageerayo. Kulankii uu xulka qaranka Faransiisku 2-0 kaga soo adkaatay Kazakhstan oo ay ku booqdeen…

Goolkii Uu Layaab Darteed Madaxa La Qabsaday

Thierry Henry waxa uu ka kacay kursiga kaydka isaga oo si degdeg ah madaxiisa u saaray labada gacmood layaab darteed, kaddib markii uu indhihiisa ku arkay gool cajiib ahaa oo uu dhaliyey xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi. Xilli ciyaareedkiisii ugu dambeeyey ee Barcelona, kulan ay kooxdiisu ku qaabbishay Real Zaragoza sannadkii 2010, halyeyga reer France ee Thierry Henry waxa uu si dareen leh usii qiray mucjisada Lionel Messi iyadoo uu wax kastana ku muujiyey dareenka uu ka bixiyey mucjisadii uu sameeyey laacibkani.…

“Inaan Ka Ciyaaro Heerka Afraad Ee Horyaalka

Da’yarka daafaca dhexe ee qaabka amaahda ah kaga maqan Barcelona ee Jean Todibo ayaa shaaca ka qaaday halka uu ka taagan yahay inuu suuqa xagaagan ku laabto kooxdiisa oo uu markale kursiga keydka deris la noqdo xilli ciyaareedka dambe. 21 sano jirka daafaca dhexe ayaa ku dhaw in tirada kooxaha amaahda loogu diray ay ka bataan tirada kulamada uu u ciyaaray Barcelona tan iyo markii uu u saxeexay isaga oo shan kulan soo ciyaaray isla markaana saddex amaahood ugu kala biiray Benfica, Schalke iyo hadda Nice. Todibo ayaa…

Terry, Gerrard, Keane Mise Kompany? KABTANKII Abid

Wargeyska caanka ka ah England ee The Sun ayaa markan sameeyay xulashada liiska kabtanada abid ugu fiicnaa horyaalka Premier League iyadoo ay akhristayaasha wargeyskaasi ka dhex doorteen kabtankii ugu fiicnaa ee horyaalka England ka ciyaara. Liiskan kabtanada ah ayay kasoo muuqdeen Tony Adams, Vincent Kompany Steven Gerrard, Roy Keane, John Terry, Rio Ferdinand, Wes Morgan iyo Patrick Vieira. Ku dhawaad 2600 oo qof ayaa dhiibtay codkooga waxaana ugu dambayn kasoo baxay hal guuleyste oo ah halyeeyga Manchester United ee…

CODEYN: 20-ka Xiddig Ee Abid Ugu Fiicnaa

Lionel Messi ayaa ah xiddiga abid goolasha ugu badan usoo dhaliyay hal koox balse sidaas oo ay tahay haddana waxa uu seegay booska 1-aad ee xiddiga ugu fiican ee abid Barcelona usoo ciyaaray kaddib cod jamaahiirta laga qaaday. Xog ururin iyo cod ay jamaahiirtu ku dhiibteen barta Ranker, Lionel Messi ayaa kaliya booska 2-aad kasoo galay kala doorashada 20-ka xiddig ee loo arko kuwii abid ugu fiicnaa ee Barcelona usoo ciyaaray. Halyeeyga booska 1-aad ka galay Messi ayaa ah Diego Maradona oo ay Argentina kasoo wada…

Real Madrid Iyo Barcelona Oo Ku Tartamaya

Kooxaha Real Madrid iyo Barcelona ayaa lagu soo warramayaa inay ku tartamayaan saxeexa da’yarka garabka weerar ee kooxda Valencia ee Fabio Blanco sida lagu sheegay wargeyks AS. 17 sano jirkaas ayaa hadda heshiis kula jooga kooxda Valencia balse qandaraaskaas ayaa ah mid dhacaya dhammaadka xilli ciyaareedkan iyadoo ay Barca iyo Real labaduba wadahadalo la fureen. Agaasimaha ciyaaraha Barcelona ee Mateu Elemany ayaa ah mid garanaya Blanco maadaama oo uu Valencia kasoo shaqayn jiray halka ay Madrid ahayd mid si dhaw…

XASAASI: Heshiis Kordhinta Sergio Ramos Oo Meel

Mustaqbalka kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos ee kooxdaas ayaa u muuqda mid aan wali meel lagu hubin oo cirka ku shareeran iyadoo labada dhinacba ay wali iska caabin ku jiraan. Ramos oo ahaa mid ka tirsan Real Madrid tan iyo markii uu dhinaca Sevilla kaga soo biiray sanadkii 2005 ayaa ah mid qaab bilaash ah lagu heli karo xagaaga xilli ay kaliya 95 maalmood uga hadheen heshiiska uu kula joogo Los Blancos. Iyadoo tartanka Euro uu bilaabmayo 11-ka bisha June ee sanadkan 2021 ayuu Sergio maalintaas shaqsiyan ka dhigtay…

Waa Kuma Tababaraha Lama Filaanka Ah Ee Uu Xavi

Halyeeyga kooxda Barcelona ahna tababaraha haatan ee kooxda Al Sadd ee Xavi Hernandez ayaa si lama filaan ah tababaraha xulka qaranka Germany ee Joachim Low ugu sifeeyay mid anfacaya kooxdiisii hore. Low ayaa horraantii bishan ku dhawaaqay inuu iskaga tagayo xulka Germany kaddib marka ay qabsoomaan ee ay soo dhammaadaan ciyaaraha Euro oo bisha June ee sanadkan 2021 dhacaya. 61 sano jirkaas ayaa tababaraha xulka qaranka Germany soo ahaa tan iyo sanadkii 2006 isaga oo kusoo hoggaamiyay ku guuleysiga koobka aduunka…

MA BAXAYO!! – Xiddig Barcelona Ah Oo Ka Dhaartay

Khadka dhexe ee kooxda Barcelona ee Miralem Pjanic ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday inuu iskaga tago kooxdaas suuqa xagaaga sanadkan isaga oo saamayn ku yeelanaya qorshaha uu tababare Ronald Koeman ku keenayay Gini Wijnaldum oo Liverpool kaga imanaya.Tababarihii hore ee xulka qaranka Netherland ayaa Wijnaldum u doortay xiddiga uu kusoo xoojinayo khadkiisa dhexe isaga oo Pjanic u calaamadsaday midka uu dirayo si uu boos ugu baneeyo Wijnaldum.Si kastaba, haatan Pjanic ayaa shaaca ka qaaday sida uu u qorshaynayo inuu sanado…