Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Sidee Ayay Noqon Doontaa Shaxda Liverpool Haddii

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa doonaya inuu dib u dhiso kooxdiisa xagaagan ka dib xilli ciyaareed liita oo kooxdiisa soo maray.Daafaca Napoli Kalidou Koulibaly ayaa lala xiriirinayaa inuu xagaaga u wareegayo Anfield iyadoo aan eegi doono sida ay noqoneyso shaxda Reds haddii ay soo wareegaan daafaca adag iyo labo saxiix kale oo lala xiriirinayo.Shaki kuma jiro booska goolhayaha ee Alisson iyadoo la filayo in afarta daafaca danbe uu ku soo biiri doono kaliya Koulibaly oo ka garab dheelaya Van Dijk oo xilli ciyaareedkan…

Erling Haaland Aabihiis Oo Ka Hadlay Wadahadalada

Dagaalka loogu yiri saxiixa Erling Haaland ayaa ah mid xiiso badan iyadoo Manchester United, Manchester City iyo Chelsea ay intaba ku jiraan tartanka saxiixiisa.Waxay tartan kala kulmayaan kooxaha Real Madrid, Bayern Munich iyo Barcelona oo iyaguna doonaya xiddiga Borussia Dortmund.Dadka qaar ayaa aaminsanaa in madaama Haaland aabihiis Alf-Inge uu kula talin doono inuu ku biiro Man City madaama uu u soo ciyaaray islamarkaana dhaawicii jabka ahaa uu kala kulmay halyeeyga Man United Roy Keane.Laakiin Alf-Inge oo sidoo kale u…

Wararkii Ugu Danbeeyay Suuqa Kala Iibsiga Ee Ay

Weeraryahanka Wales Gareth Bale qeyb kama ahan qorshaha Real Madrid ee xilli ciyaareedka danbe inkastoo uu 31 jirkaan sheegay inuu qorshenayo inuu ku laabto kooxda reer Spain xagaaga marka uu dhamaado heshiiskiisa amaahda ee Tottenham. (Marca)Bale ayaa ka mid noqon kara lix ciyaaryahan oo ay Real Madrid iska iibineyso si ay lacag ugu hesho soo xerogelinta 22 jirka kooxda PSG Kylian Mbappe iyo 20 jirka kooxda Borussia Dortmund Erling Haaland. (Sunday Mirror)Tababaraha Chelsea Thomas Tuchel ayaa weydiistay milkiilaha Blues…

Harry Kane Oo Waqti Rasmi Ah U Qabtay Kooxaha Real

Harry Kane ayaa u sheegay kooxaha xiiseynayaan xagaagan ee Real Madrid, Manchester City iyo Paris Saint-Germain inuu go’aan cad ka gaari doono mustaqbalkiisa ka dib marka uu soo dhamaado tartanka Qaramada Yurub oo lagu soo gabagabeynayo garoonka Wembley.Weeraryahanka Ingariiska ayaa shaki weyn la gelinayaa mustaqbalkiisa kooxda Tottenham, laakiin ma doonayo in ka hadalka mustaqbalkiisa ay wax u dhinto hamigiisa hanashada Koobka Qaramada Yurub.Kane oo aan weli ku guuleysanin wax koob ah laakiin ciyaaraya finalka Carabao Cup…

Cristiano Ronaldo Oo Ka Hadlay Xanaaqii Uu

Cristiano Ronaldo ayaa sheegay inuusan marnaba isbedeleynin ka dib markii uu si carro leh garoonka uga baxay ka hor inta aan seeriga la yeerinin madaama laga diiday gool sax aheyd oo ay Portugal ku badin kartay kulankii ay barbaraha 2-2 la galeen xulka Serbia.Portugal ayaa labo gool ku hormartay kulankii xalay iyadoo uu u dhaliyay xiddiga Liverpool Diogo Jota laakiin Serbia ayaa ciyaarta ku soo laabatay markii ay shabaqa u soo taabteen qeybtii labaad Aleksandar Mitrovic iyo Filip Kostic.Serbia ayaa ka dib casaan laga siiyay…

SAWIRRO: Maaliyada Cusub Ee Ay Man United Ku

Maaliyada 1aad ee ay Manchester United ku ciyaari doonto xilli ciyaareedka danbe ayaa si sir ah loo helay. Maaliyada ayaa ka sameysay casaan aan laheyn wax nashqad ah laakiin taageerayaasha ayaa ku kala qeybsamay sida ay maaliyada uga soo dhex muuqan doonto shirkada cusub ee ay United xayaysiin doonto xilli ciyaareedka danbe ee TeamViewer. Shabakada Footyheadlines ayaa baahisay sawiro ay ku sheegeen inay yihiin naqshada cusub ee maaliyada Manchester United ee xilli ciyaareedka danbee ay diyaarisay shirkada Adiddas. Waxay…

Gini Wijnaldum Oo Sharaxay Dagaalkii Afka Ahaa

Xiddiga khadka dhexe ee Liverpool Georgino Wijnaldum ayaa sharaxaad ka bixiyay murankii isaga iyo tababarihiisa xulka Netherlands Frank de Boer ku dhexmaray garoonka ka dib markii la bedelay kulankii ay ka badiyeen xulka Latvia. Holland ayaa ka soo kabsatay guuldaradii bartamihii isbuuca ka soo gaartay Turkiga iyagoo xalay 2-0 kaga badiyay Latvia ka dib goolal ay u kala dhaliyeen Steven Berghuis iyo Luuk de Jong iyadoo shan kun taageerayaal ah ay daawanayeen. Wax yar ka dib markii Holland ay dhalisay goolkeedii labaad,…

Garsoorihii Diiday Goolkii Saxda Ahaa Ee Cristiano

Tababaraha xulka Portugal Fernando Santos ayaa shaaca ka qaaday in garsoore Danny Makkelie uu ugu yimid koox qolka labiska isagoo raaligelin ka bixiyay inuu ogolaan waayay goolkii guusha ee Cristiano Ronaldo. MAXAA DHACAY? Dhacdada fadeexada ah waxay dhacday waqtigii dheeriga ahaa ee kulankii isreebreebka Koobka Adduunka ee u dhaxeeyay Portugal iyo xulka Serbia. Iyadoo ciyaarta ay mareyso barbaro 2-2 ah kabtanka xulka Portugal Ronaldo ayaa dhaliyay gool u muuqday inuu ahaa midka guusha. Si kastaba garsooraha iyo…

Portugal Oo Iska Qasaarisay Hogaan Labo Gool Ah,

Serbia ayaa ka soo dagaalantay labo gool oo logu hogaaminayay iyagoo barbaro 2-2 ah ku qabtay xulka Portugal ciyaar muran badan dhalisay oo ka dhacday magaalada Belgrade. Portugal ayaa dooneysa inay badiso labo kulan oo isku xigta oo ka tirsan Group A ee isreebreebka Koobk Adduunka iyadoo tababare Fernando Santos uu u dabaaldegayay kulankiisii 1000aad ee uu tababare noqdo. Laakiin labo gool uu madax ku dhaliyay xiddiga Liverpool Diogo Jota qeybtii hore ee ciyaarta ayaa waxaa Serbia u barbareeyay Aleksandar Mitrovic iyo…

TAARIIKH: Luka Modric Oo Taariikh Cusub Looga

Xiddiga xulka qaranka Croatia ayaa loo diiwaangeliyey taariikh cusub kulankii uu xulka qarankiisu ku garaacay Cyprus ee isreeb-reebka Koobka Adduunka. Kubbad-sameeyahan ayaa jabiyey rikoodhkii ciyaartoyga ugu safashada badan xulka qaranka Croatia ee uu haystay difaacii kooxda Shakhtar Donetsk ee Darijo Srna. Ciyaartii ay guusha koowaad ku xaqiijisteen isreeb-reebka Koobka Adduunka ee Group H, ayaa uu Modric ku noqday ciyaartoygii abid ugu safashada badnaa waddankiisa oo uu u ciyaaray 135 kulan. Ciyaartii ay…