Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Kylian Mbappe Oo Go’aan Cad Ka Gaaray Ciyaaraha

Kylian Mbappe ayaa xaqiijiyay inuusan ciyaari doonin ciyaaraha Olimbikada Adduunka isagoo doonaya inuu dhinac u rido mustaqbalkiisa kooxeed. Xiddiga PSG ayaa ah xiddiga hogaaminayta xulka Faransiiska waxaana lala xiriirinayay inuu qeyb ka noqonaya xulka France ee ka qeyb galaya ciyaaraha Olimbikada xagaagan. Laakiin weeraryahanka ayaa meesha ka saarat inuu u safri doono magaalada Tokyo oo martigelineysa ciyaaraha Olimbikada isagoo sheegay inuu dhameystiri doonto talaabada xigta ee mustaqbalkiisa kooxeed. PSG ayaa u…

Maradii Kabtanka Ee Uu Cristiano Ronaldo Dhulka Ku

Maradii kabtanka ee Cristiano Ronaldo uu carro darteed dhulka ugu tuuray ayaa la iibinayaa iyadoo lacagta lagu iibiyo lagu caawin doono caruurta xanuunsan ee dalka Serbia. Xiddiga reer Portugal ayaa laga diiday gool sax ahaa oo xulkiisa uu ku badin karay Sabtidii, wuxuuna qarsan waayay caradiisa. Ronaldo ayaa garoonka isaga baxay ciyaarta oo aan dhamaanin isagoo maradiisa kabtanka ku tuuray dhulka. Waxaa marada kabtanka ee xiddiga reer Portugal lagu wareejiyay hay’ada tabarucaada dalka Serbia ee Together for Life…

Sergio Aguero’s biggest Manchester City goal

It seems like 90% of Sergio Aguero's time in Manchester City has been spent driving away to celebrate, but with the announcement that he will be leaving the club this summer, there are at least just 257 City goals (for now) for us to wade through before picking out our top ten. Man City confirm that Sergio Aguero will leave the club this summer. ? https://t.co/EivtySy2Kq - 90min (@ 90min_Football) March 29, 2021 The Argentine national team player leaves Etihad Stadium with no less than four Premier League titles, an FA…

Xiddig Weyn Oo Man United Ka Tirsan Oo Beeniyay

Daniel James ayaa beeniyay inuu ahaa taageere weyn oo Liverpool ah ka hor inta uusan ku biirin Manchester United, iyadoo wariyaha Sky Sports Jim White uu labo sannadood ka hor shaaciyay in Daniel James uu taageero weyn u yahay Reds. James ayaa heshiis 17 milyan ginni ugu wareegay Old Trafford xagaagii 2019 isagoo ka soo wareegay kooxda Swansea City. Ka hor intii aan lagu dhawaaqin heshiiskiisa Jim White ayaa ka sheegay Sky Sports in Daniel James uu taageero weyn u yahay kooxda ay Man United cadowga yihiin ee Liverpool.…

Takumi Minamino scores when Japan beat Mongolia 14-0

No matter what level you play football at, we're all at the end of a hiding place. Still, it's hard to imagine what kind of pain Mongolia must have felt on Tuesday after suffering a 14-0 thump in the hands of Japan in a real World Cup qualifier. It just looks weird, right? | Kaz Photography / Getty ImagesWhen you entered the game, you would have been angry to beat Samurai Blue, who put Liverpool loanee Takumi Minamino, Eintracht Frankfurt's Daichi Kamada and former Southampton defender Maya Yoshida in their first XI.…

Mohamed Salah Oo Shaki Cusub Geliyay

Mohamed Salah ayaa mar kale shaki geliyay mustaqbalkiisa Liverpool ka dib markii uu soo jeediyay inuu maalin uun ka ciyaari doono horyaalka Spain.Weeraryahanka Liverpool ayaa dhowr wareysiyo siiyay warbaahinta Spain isagoo ka hadlay mustaqbalkiisa xilli wadahalada qandaraas kordhinta ee Liverpool ay hakad ku jiraan ugu yaraan ilaa iyo xagaaga.Xiddiga reer Masar ayaa hore u soo bandhigay sida uu uga careysan yahay inaan wax horumar ah laga sameynin wadahalada, iyadoo wakiilkiisa uu fariin dahsoon oo la xiriirta xaalada…

Which Bundesliga clubs could sign Granit Xhaka

Granit Xhaka has apparently been on the verge of an Arsenal exit for the past ten years - and he has only been at the club since 2016.Most of us expected his time to end last season when he reacted angrily to a change by swearing at his own fans. However, we should have known not to underestimate Xhaka's incredible resilience. Fast forward to the present and he is generally considered to be an important part of Mikel Arteta's ambition, midboard side.? | #OnThisDay in 2019 ...Granit Xhaka was bowed to the field by Arsenal…

The best players from Argentina in Premier League history

There have been more than 70 players from Argentina who have passed the Premier League in the last 30 years. Some have been successful, with some continuing to become legends and cult heroes, while others have ceased to be completely forgetful and driven into obscurity.Here is a look at the 20 best Argentines who adorn the Premier League ...Andres D'Alessandro helped keep Portsmouth afloat in 2006 Christopher Lee / Getty ImagesClub: PortsmouthAndres D'Alessandro played just 13 times in the Premier League after his surprise…

MURUGO: Labo Ka Mid Ah Xiddigaha Man United &

Xiddiga Arsenal Lucas Torreira ayaa hooyadiis ay geeriyootay ka dib markii uu ku dhacay cudurka Korona Fayras sida ay sheegtay jariirada Uruguay ka soo baxda ee Ovacion. Viviana Di Pascua oo 53 sanno jir aheyd ayaa dhawaan gashay kooma ka dib markii uu Korona Fayras kula dhacay dalkeeda Uruguay. Torreira oo haatan amaah ku jooga Arletico Madrid ayaa loo ogolaansho ka helay kooxda La Liga ka dhisan isagoo u duulay magaalada Frey Bentos si uu u dhinac joogo hooyadiisa saacadihii ugu danbeeyay ee nolosheeda. Geerida…

Ole Gunnar Solskjaer Oo Xiddig Lama Filaan Ah U

Tababare Ole Gunnar Solskjaer ayaa u magacaabay daafaca bidix Luke Shaw inuu yahay dhameystiraha labaad ee ugu fiican kooxda Manchester United. Shaw ayaa ka mid ahaa xiddigaha ugu qaab ciyaareedka fiican Man United xilli ciyaareedkan, wuxuuna ku jiraa qaab ciyaareedkiisii ugu fiicnaa abid. Wuxuu gool dhaliyay kulankii ay 2-0 kaga badiyeen Man City horaantii bishaan, waxayna dad badan aaminsan yihiin inuu fure u yahay weerarka Red Devils. 25 jirkaan ayaa haatan shaaca ka qaaday in tababare Solskjaer uu aaminsan yahay…