Browsing Category

Sports

Maxaa U Sabab Ah In Liverpool Gurigeeda Anfield Lagu Garaacay Lixdii

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa sheegay in taageerayaasha oo ka maqan garoonka Anfield inay sabab u tahay lixda kulan ee isku xigta ee kooxdiisa looga badiyay garoonkooda.Ka dib markii ay guuldarro ka soo gaartay Crystal Palace bishii April 2017, Reds waxaa soo martay 68 kulan oo isku xigta oo aan looga badinin garoonkooda horyaalka Premier League iyadoo rikoodhkaas ay jabisay kooxda Burnley bishii Janaayo ee sannadkan.Guuldaradii ka soo gaartay Burnley waxay bilow u noqotay lix kulan oo isku xigta oo Liverpool lagu…

WrestleMania 37 fantasy booked with football feuds

There is not enough crossover between football and professional wrestling. Sure, Drew McIntyre supports Rangers, Seamus supports Liverpool and Triple H, probably because of the hammer on their brand, has a strange fixation with West Ham. "There is an opportunity for you to be a hero. An opportunity to build your franchise." @ TripleH URGES Declan Rice to stay at West Ham. Iron clubs ⚒️? @NXTUK pic.twitter.com/4bgLVlzwuC- WWE on BT Sport (@btsportwwe) September 2, 2020But that's not enough, and that's why 90 minutes…

Barcelona want Tottenham defender Davinson Sanchez

Barcelona are keeping an eye on Tottenham defender Davinson Sanchez as they look to strengthen their defensive options this summer.Newly appointed president Joan Laporta is keen to rebuild the Barça squad after the club was forced to launch a fire sale last summer in an attempt to trim their eye-watering wage costs.Davinson Sanchez may be on his way to La Liga | Sebastian Frej / MB Media / Getty ImagesThe La Liga giants have already been linked with a number of household names, including Erling Haaland and Sergio Aguero,…

Sadio Mane can be dropped by Jurgen Klopp

Liverpool boss Jurgen Klopp has hinted that Sadio Mane could be left out of the starting line-up against Aston Villa at Anfield on Saturday afternoon, suggesting that Senegal's international needs a mental "break" after a relentless couple of years.Despite assistants in the last two Premier League matches, Mane has so far only scored seven goals in the league and only once during the last 13 matches in the competition. He did at home and away against Leipzig in the Champions League, but his form has become a big talking…

Maxay Tahay Sababta Uu Mikel Arteta U Diiday In La Isbarbardhigo

Mikel Arteta ayaa kalsooni ku qaba in kabtan Pierre-Emerick Aubameyang inuu u heelan yahay Arsenal isagoo si carro leh u diiday soo jeedin ah inuu xiddigaan noqonayo sida Mesut Ozil oo kale.Kabtanka Gunners oo 31 sanno jir ah ayaa xagaagii saxiixay qandaraas cusub uu isbuucii ku qaadanayo 350 kun ginni, isagoo Gunners sii joogaya ilaa iyo 2023.Laakiin qaab ciyaareedkiisa xilli ciyaareedkan ayaa hoos u dhacay halka sidoo kale ay soo baxeen inuu sameeyay waxyaabo badan oo ku xadgudbaya sharciga akhlaaq wanaaga ee Arsenal u…

Thomas Tuchel discusses Tammy Abraham’s lack of playing time at Chelsea

Chelsea boss Thomas Tuchel has defended his choice to leave Tammy Abraham out and explains that it is illogical to play someone based on their previous achievements for the club.The England striker is the club's top scorer in this campaign with 12 goals, but has spent much of Tuchel's time on the sidelines with an ankle injury. The 23-year-old has managed just 123 minutes of Premier League football since the Germans' arrival in January and has done so once - in a 1-0 FA victory against Barnsley.Thomas Tuchel with Tammy…

Sida Ay Ku Suurtogashay Inuu Ninkii Qaawanaa Gudaha U Galo Garoon

Ninkii qaawanaa ee orod ku dhexmaray garoonka intii ay socotay kulankii Manchester United iyo Granada ee lugta hore ee wareega 8da Europa League ayaa la sharaxay sida uu garoonka ku galay iyadoo aan taageerayaal loo ogoleyn.Waxaa haatan soo baxday in ninkaan oo u dhashay Spain uu garoonka ku dhex dhuuntay 14 saacadood ka hor inta aysan ciyaarta bilaabanin taasoo keentay inaan la ogaanin waqtigii garoonka ay imaanayeen shaqaalaha.United aaya u safartay Spain si ay lugta hore ee wareega 8da Europa League u la ciyaarayaan…

Waa Maxay Sababta Ay Ciyaaryahanadda Barcelona U Diidan Yihiin Inay Kooxda

Ciyaaryahanadda Barcelona ayaa ka soo horjeestay inay kooxda la soo wareegto Georginio Wijnaldum iyo Memphis Depay iyagoo doonaya in bedelkii labadaas ciyaaryahan inay kooxda soo xerogeliso Neymar.Xiddiga khadka dhexe ee Netherland Gini Wijnaldum ayaa qandaraaskiisa Liverpool uu dhacayaa xagaagan iyadoo la filayo inuu si bilaash ah uga tagi doono Anfield dhamaadka xilli ciyaareedkan.Tababare Ronald Koeman ayaa doonayay inuu la soo saxiixdo Wijnaldum tan iyo markii uu la wareegay shaqada Camp Nou, wuxuuna dhawaan ku heli…

Ronald Koeman Oo Ka Difaacay Real Madrid Jurgen Klopp: “Wuxuu Qiimo

Tababaraha Liverpool Jurgen Klopp ayaa dhawaan ku dhaleeceeyay Real Madrid inay ku ciyaareyso garoonkeeda ku meel gaarka ah ee Estadio Alfredo di Stefano madaama shaqo dayactir ah ay ku socoto garoonkooda weyn ee Santiago Bernabeu.Klopp ayaa garoonka ay Madrid ku ciyaareyso xilli ciyaareedkan ku tilmaamay garoon tababar isagoo xusay inay aheyd inaan lagu dheelin garoon sidaas u yar kulan Champion League ah.Laakiin tababaraha Barcelona Ronald Koeman ayaa difaacay Los Blancos isagoo yiri:“Wuxuu isku dayayaa inuu qiimo tiro…

Pep Guardiola Oo U Fasaxay Sergio Aguero Inuu Ku Biiro Midkood

Pep Guardiola ayaan wax dhibaato ah ku qabin haddii Sergio Aguero uu go’aansado inuu sii joogo Premier League xagaagan sida ay qortay jariirada The Sun.Halyeeyga Manchester City Aguero oo 32 sanno jir ah ayaa la sheegayaa inuu doonayo inuu baaqi ku sii ahaado England marka uu ka tagay Etihad Stadium xagaagan.Chelsea ayaa la filayaa inay u dhaqaaqdo saxiixiisa halka kooxaha Tottenham, Manchester United iyo kooxda ay maanta City la ciyaareyso ee Leeds iyagana lala xiriiriyay xiddigaan.Tababaraha City Guardiola ayaa sheegay…