Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Khuraafaadka Uu Aaminsan Yahay Gareth Bale: “Cirfiidku Wuu Jiraa 100%,

Gareth Bale ayaa daboolka ka qaaday khuraafaad uu aaminsan yahay in ay jiraan, waxaanu dunida kaga yaabsaday waxyaabo uu sheegay in uu indhihiisa ku arko.Laacibka reer Wales oo waraysi siinayay xiddiga ay isku kooxda ay Tottenham ka wada tirsan yihiin ee Joe Rodon oo sidoo kale ay isku reer Wales yihiin, ayaa waxa uu daboolka ka qaaday waxyaabo ay suurtogal tahay in aad kula yaabto, amaba adigan akhrisanaya warbixintu aad rumaysan tahay oo aad ku raaci karayso laacibkan.Waraysigan oo laga sii daayey barta YouTube-ka…

Shaxaha Rasmiga Ah Ee Arsenal vs Slavia Prague – Mikel Arteta Oo Kusoo

Arsenal ayaa dib u heshay xiddigaheeda da’da yar ee Bukayo Saka iyo Emile Smith Rowe oo ugu soo bilowday kulanka ay garoonkeeda Emirates Stadium kula ciyaarayso naadiga reer Croatia ee Slavia Prague oo ay lugta hore ee wareegga siddeedda fooda isku darayaan.Labadan ciyaartoy ayaa ka mid ah lix beddel oo uu tababare Mikel Arteta ku sameeyey safkii uu Axaddii kula ciyaaray Liverpool, waxaana sidoo kale kusoo bilowday Hector Bellerin, Cedric Soares, Granit Xhaka iyo Willian.Arsenal ayaan ciyaartan haysanin Kieran Tierney iyo…

Shaxda Rasmiga Ah Ee Manchester United vs Granada – Solskjaer Oo Aan

Manchester United ayaa ku sugan waddanka Spain oo ay kula ciyaarayso kooxda dalkaas ka dhisan ee Granada lugta hore ee wareegga siddeedda tartanka Europa League.Tababare Ole Gunnar Solskjaer oo ay kooxdiisu tahay naadiga ugu horreeya saadaasha kooxaha ku guuleysanaya tartankan ayaa waxa aanu caawa haysanin difaaca reer Ivory Coast ee Eric Bailly oo xanuunka Korona Fayras laga helay, sidoo kalena Anthony Martial ayaa dhaawac ah, hase yeeshee waxa kooxda taam usoo noqday weeraryahanka reer England ee Marcus Rashford oo kasoo…

Umbro is collaborating with OOF to create two unique jerseys

Sportswear giants Umbro have teamed up with the football magazine OOF to create two unique shirts designed by two of the UK's most exciting contemporary artists.Juno Calypso and Rhys Coren received a simple brief - create two unique works of art as part of the collaboration. The only difference is that they would use shirts as their canvas.The results are pretty sick, making them the perfect buy if you want to stand out from the crowd with five-on-the-side running.Back when we asked @UmbroUK if they would be interested in…

Koox Weyn Oo Afar Jeer Dalab Ka Gudbisay Lionel Messi & Lacagta Ay

Lionel Messi ayaa ka mid ah ciyaartoyda sida weyn ay kooxuhu ugu dagaallamayaan suuqa iibka ciyaartoyga ee xagaagan, markaas oo uu xor ka noqonayo kooxdiisa Barcelona oo heshiiskiisuna ka dhamaanayo.Inkasta oo ay jirto rajo ah in Madaxweynaha cusub ee Joan Laporta uu ku qancin doono in uu sii joogo oo uu saxeexo qandaraas cusub, haddana cid ogsoon xaqiiqada dhabta ah ee doonista Messi ma jirto.Marka laga shidaal qaato isku-daygii bixitaanka ee xagaagii hore, Messi ayaa u muuqanaya in uu doonayo in inta ka  hadhay xirfaddiisa…

HESHIIS DHAN: Waqtiga Ay Real Madrid Heshiiska La Gelayso Kylian

Real Madrid ayaa ugu dambayntii gacanta sare yeelanaysa, waxaanay u dhow dahay in ay la saxeexato weeraryahanka reer France ee Kylian Mbappe, kaas oo ay hadda soo baxayso faahfaahin heshiiska ay kula soo wareegayso.Mbappe ayaa xalay guul weyn gaadhsiiyey PSG isaga oo laba gool u dhaliyey ciyaartii ay 3-2 ku garaaceen Bayern Munich oo garoonkeeda joogtay, waxaana uu goolashan kusii darsaday saddexlaydii uu hore ugu bahdilay Barcelona wareeggii 16ka.22 jirkan ayaa la sheegayaa in ay xilli ciyaareedkani noqon karo midkiisii ugu…

Man City are considering adding Granada loan star Yangel Herrera to the squad next season

Manchester City are tracking their loan star Yangel Herrera in order to bring him into their first team next season.The 23-year-old is currently in Granada and will face his mother club's bitter rivals Manchester United in the Europa League on Thursday night.Herrera was picked up by Premier League champions in 2017 from Atletico Venezuela and has been sent out on loan to New York City FC, SD Huesca and most recently Granada, but is not yet under Pep Guardiola.Herrera in action against Barcelona | JORGE GUERRERO / Getty…

Pierre-Emerick Aubameyang knocks down Arsenal’s Liverpool screen

Pierre-Emerick Aubameyang had admitted that Arsenal "did not deserve to get anything" from their game with Liverpool last weekend and that it is up to them to bounce back with a good performance against Slavia Prague in the Europa League.Mikel Arteta's side were beaten by the Reds at the Emirates Stadium on Saturday, with a Diogo Jota stay and Mohamed Salah strike that ensured a comfortable 3-0 victory for Jurgen Klopp's chin champion.Pierre-Emerick Aubameyang says Arsenal deserved to beat Liverpool | Catherine Ivill /…

FADEEXAD: Gabadh Jidhkeeda Ka Ganacsata Oo La Seexatay SADDEX

Saddex ka mid ah ciyaartoyda Manchester United ayaa dhex fadhiya fadeexad aan hore nooceeda oo kale uga dhicin fagaareyaasha kubadda cagta, gaar ahaan kooxaha waaweyn.Ciyaaryahannadan ayaa waxay la seexdeen gabadh caan ka ah aflaanta dhaqan-xumada ah, taas oo hadda bannaanka keentay warkan oo hadal-hayn badan ka abuuray warbaahinta Ingiriiska.Shona River oo u dhalatay waddanka Hungry ayaa waxay sheegtay in ay xidhiidh la samaysay saddex ka mid ah ciyaartoyda horyaalka Premier League oo dhamaantood u ciyaara Manchester,…

Chelsea should not be tempted by Sergio Augero this summer

One would think that being the captain of the front line at a club like Chelsea would be one of the most coveted roles in European football, but for some reason it has become a bit of a poisoned lime.Fernando Torres, Alvaro Morata, Andriy Shevchenko and Radamel Falcao are just a handful of household names that have been effectively chewed up and spit out by the Blues, and Timo Werner risks becoming the latest addition to the ever-growing list.Sergio Aguero is on his way out of Manchester City | Justin Setterfield / Getty…