Browsing Category

Sports

Wararka Ciyaaraha | Sport. Firstly, your best sports source, From, the expert view you can trust.

Gunners eye Guimaraes from Lyon

Arsenal have been linked with a move for Lyon midfielder Bruno Guimaraes as they begin to consider alternatives to Manuel Locatelli.Mikel Arteta's team will not fight in the transfer market this summer. After already landing Anderlecht Albert Sambi Lokonga and Benfica's Nuno Tavares, they will spread £ 50 million on Brighton's Ben White, and the business will not stop there.Guimaraes has impressed Lyon / Catherine Steenkeste / Getty Images90min previously reported that Arsenal were prepared to spend £ 250 million on five…

Saddexdan Kooxood Oo Kaliya Mid Ahaan Ayuu Doonayaa Inuu Ku Biiro

Xiisaha ay Arsenal u muujisay weeraryahanka Inter Milan ee Lautaro Martinez ayaa u muuqata rajo mudo gaaban noolayd kaddib markii warbixino cusubi tibaaxeen in dhaliyahaasi kaliya doonayo u dhaqaaqista horyaalka La Liga.Tababare Mikel Arteta ayaa saxeexa weeraryahan doonaya xagaaga xilli Gunners ay ka go’antahay inay dib u helaan booskoodii tartamada Yurub kaddib xilli ciyaareedkii 2020-21 oo mid madaw ku ahaa.Si kastaba, sida uu sheegayo saxafi Marco Barzaghi oo ka hawl-gala Sportmediaset, Martinez ayaa ah mid aan xiiso…

Koeman rejects the chance to get two players

Barcelona's transfer strategy in recent years has meant a game of luck in the style where they spin the wheel and whatever player it lands on they go and sign.Well, it seems like they had actually chosen a different approach late, with manager Ronald Koeman apparently using, wait for it ... logic.Ronald Koeman has turned down two newcomers / David Ramos / Getty ImagesThe Barça boss was recently offered the chance to sign two new players by the club's scouting team - an offer that usually signals the beginning of a long…

Real Madrid set Odegaard demand price

Real Madrid are prepared to sell Martin Odegaard if he continues to insist on leaving the club - but he will not be cheap if Arsenal want to sign him on a permanent contract. The Norwegian impressed the Emirates in the second half of last season after he was frozen out under Zinedine Zidane in Madrid. Carlo Ancelotti's return as manager promised to give him a fresh start, but reports have indicated that he feels his time at the Bernabeu is over and wants to return to Arsenal this summer. Odegaard spent time on loan at…

Liverpool Oo Saxeexa Pogba Loo Bandhigay, Arsenal Oo Qiimaha Odegaard

Aston Villa ayaa wadahadalo dib ula bilaabaysa Jack Grealish toddobaadka dambe iyaga oo u bandhigaya heshiis cusub oo ay xiisaha Man City u qabto kaga jawaabayaan. (Express and Star)Dhinaca kale Man City ayaa bilawday wadahadalo ay Villa kula jirto oo ay Grealish kaga doonayso, heshiiska ayaa noqon kara mid go’aan laga gaadho maalmaha soo socda. (Guardian)Manchester City tababaraheeda Pep Guardiola ayaa rajaynaya inuu Grealish heshiiskiisa heli doono kahor kulanka Community Shield ee 7-da August. (Star)Wakiilka Paul Pogba ee…

Away kit for the 2021/22 season released

Manchester United have released their away shirt for the 2021/22 season with the club producing a throwback shirt inspired by their iconic away kit 1991/92.The Red Devils home jersey for the upcoming campaign has similar nostalgic vibes with the club choosing a classic design with some simple but elegant details.No respect for the impossible.➡ Presentation of our brand new 2021/22 @adidasfootball away kit, as told by @Official_JCC. Available now: https://t.co/WnxSFYJQmC#MUFC pic.twitter.com/hrlpcH6CpX- Manchester United…

Liverpool News: Reds join Locatelli race

Liverpool are making an opening bid for Sassuolo star Manuel Locatelli, who is the subject of interest from Juventus and Arsenal. The Reds are looking for a replacement for Georginio Wijnaldum this summer after the Dutchman joined PSG on a free transfer, and despite some reports that their incoming transfer deal is already complete, it seems likely that a new midfielder is still on the agenda. Jurgen Klopp looks at a replacement for Georginio Wijnaldum / Sebastian Frej / MB Media / Getty ImagesThrough player sales, they have…

“Maamulka La Liga Messi Uma Ogolaan Karo Inuu Tago, Qalad Ayay Noqon

Madaxweynaha kooxda Getafe ee Angel Torres ayaa shaaca ka qaaday in maamulka horyaalka La Liga aysan ogolaan karin in kabtankii Barcelona ee Lionel Messi uu kooxdaasi ka tago haddiiba ay taasi dhacdana ay qalad noqon doonto.Heshiiskii uu Messi ku joogay Barca ayaa dhacay bil kahor 34 sano jirkaas ayaana mudadaas koox la’aan ah walow lagu wado inuu heshiis cusub oo shan sano ah qalinka ugu duugo kooxda uu 17-ka sano safkeeda koowaad kasoo tirsanaa.Sababta aan wali heshiiska cusub ee Messi loo saxeexin ayaa ah inay Barcelona…

Waakan Xiddiga Barcelona Ka Tirsan Ee Diiday Inuu Ku Biiro Arsenal,

Da’yarka daafaca midig ee kooxda Barcelona ee Sergino Dest ayaa lagu soo warramayaa inuu diiday saddex kamida kooxaha ugu waaweyn Yurub si uu ugu dagaalamo booskiisa Barca.Daafaca ree Maraykan ayaa 41 kulan soo ciyaaray xilli ciyaareedkiisii koowaad ee Barcelona kaddib markii uu heshiis 23 Milyan oo pound ah dhinaca Ajax ugaga soo biiray xagaagii 2020.Barcelona ayaa haatan ah mid ku jirta boos ay doonayso inay dhinto mushaharaadka ay bixiso si ay u diiwaan gashato saxeexyadeeda cusub si lamid ah heshiis cusub uga saxeexato…

DAAWO: Gool Chelsea Laga Dhaliyay Oo Loo Doortay Goolkii Sanadka Ee

Weeraryahanka kooxda FC Porto ee Mehdi Taremi ayaa ku guuleystay goolkii ugu qurxoonaa ee tartamada UEFA laga dhaliyay xilli ciyaareedkii tagay ee 2020-21 isaga oo ku hantay maqaskii uu ka dhaliyay shabaqa Chelsea.Goolka Taremi ayaa ahaa mid ay Porto guul kaga gaadhay Chelsea kulan 1-0 ku dhammaaday oo ahaa lugtii labaad ee wareega siddeed dhammaadka UEFA Champions League 13-kii bishii April.Porto ayaa ugu dambayn 2-1 kaga hadhay tartanka maadaama oo ay Chelsea 2-0 ku garaacday ciyaartii hore balse weeraryahankooda ayaa…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More