Kaddib Karim Benzema iyo David Alaba, Real Madrid ayaa mar kale dhibbane u noqotay Fayraska Korona, waxaana karantiil loo diray ciyaartoygii saddexaad oo uu ku dhacay Fayraska.Real Madrid ayaa xaqiijisay, in baadhitaan la sameeyey Sabtidii maanta ay natiijadiisu caddaysay, in difaaca reer Spain ee Alvaro Odriozola uu ku dhacay Fayraska, isla markaana lagu qasbay in uu karantiil galo, taas oo walwal ku ridday ciyaartoyda kale ee kooxda.Odriozola oo tababarka la qaadanayay kooxda maalmihii ugu dambeeyey ayaa isku diyaarinayay…