Liverpool Oo Ku Dhawaaqday 25ka Xiddig Ee Premier League U
Virgil van Dijk ayaa laga saaray liiska ciyaartoyda Liveprool ee 25ka ah ee u ciyaari doona tartanka Premier League xili ciyaareedkan, kaddib markii uu dhaawac culus kasoo gaadhay kulankii Merseyside derby ee Sabtidii.
- Advertisement -
Van Dijk ayaa taako xun kala kulmay goolhayaha Everton ee Jordan Pickford waxaana uu garoomada ka maqnaan doonaa inta ka hadhay xili ciyaareedkan, sida uu caddaynayo liiskan uu Jurgen Klopp u gudbiyey Premier League.
Thiago Alcantara oo isagana dhaawac aan cuslayn uu kasoo gaadhay ciyaartii Everton ayaa lagu soo daray liiskan, waxaana ku jira Kostas Tsimikas iyo Diogo Jota oo xagaagii kusoo biiray Liverpool.
Thiago oo Liverpool ay £20 milyan oo Gini kusoo qaadatay iyadoo heshiiskiisa Bayern Munich sii dhamaanayo, ayaa waxa kale oo ay ka daba keentay Diogo Jota oo isagana ay kasoo qaateen Wolves ahna laacibka ugu qaalisan ee Reds ay lasoo wareegtay iyagoo kasoo bixiyey £41 milyan oo Gini.
Reds oo intii uu suuqu furnaa ay ka tageen laacibiinta Dejan Lovren, Rhian Brewster, Ki-Jana Hoever, Ovie Ejaria iyo Herbie Kane oo ku baxay heshiisyo iskugu jira rasmi iyo amaah ayaa waxay ka samaysay lacag dhan £50 milyan oo Gini oo soo yaraysay lacagta ka baxday oo gaadhaysay £72 milyan oo Gini.
Tababare Jurgen Klopp ayaa caawa ku dhawaaqay liiska xiddigaha kooxdiisa u ciyaari doona tartanka Premier League ee xili ciyaareedkan, waxaana kaliya lama filaan ku ah maqnaanshaha Virgil van Dijk
Akhriso Liverpool 25ka ciyaartoy ee Liverpool (Ciyaaryahanadda ay magacooda hor taallo calaamadda (*) waa kuwa England u dhashay.)
Alcantara Do Nascimento, ThiagoAlexander Arnold, Trent*Barbosa De Oliveira, Roberto FirminoBecker, Alisson RamsesGomez, Joseph David*Hardy, Joseph*Henderson, Jordan Brian*Henrique Taveres, FabioKeita, NabyKelleher, Caoimhin*Mane, SadioMatip, Job Joel AndreMilner, James Philip*Minamino, TakumiOrigi, Divock OkothOxlade-Chamberlain, Alexander Mark David*Phillips, Nathaniel Harry*Robertson, AndrewSalah, MohamedSan Miguel Del Castillo, AdrianShaqiri, XherdanTeixeira Da Silva, Diogo JoseTsimakis, KonstantinosWijnaldum, Georginio
Xiddigaha da’yarta ee kooxda 21 jirada
Balagizi, JamesBearne, Jack William GarradBeck, Owen MichaelBlair, Harvey AntonioBoyes, MorganBradley, ConorCain, Jake StevenCannonier, Oakley WilliamChambers, LukeClarkson, LeightonClayton, Thomas AndrewCordoba, Anderson ArroyoCorness, DominicCoyle, LiamDavies, HarveyDe Araujo Pitaluga, MarcelDixon-Bonner, Elijah MalikElliott, Harvey Daniel JamesFrauendorf, Melkamu Benjamin DanielGallacher, TonyGlatzel, Paul MiltonGrabara, KamilHill, Thomas DanielJaros, ViteslavJonas, LeeJones, CurtisKelly, Oscar GeorgeKoumetio, Billy DawsonLarouci, YasserLewis, AdamLongstaff, Luis JamesMillar, LiamMorton, Tyler ScottMrozek, FabianMusialowski, Mateusz KonradNorris, James BarryO’Rourke, FidelOjrzynski, JakubQuansah, Jarell AmorinRitaccio, MatteoSavage, Remi EugeneSharif, Abdulrahman MohamoudStephenson, LucaStewart, Layton RhysVan Den Berg, SeppWalls, JackWilliams, Neco ShayWilliams, RhysWilson, Sean WilliamWinterbottom, Benjamin HarryWoltman, Max ReubenWoodburn, Benjamin Luke