“Haddii Aad Tahay Goolhayaha Ugu Wanaagsan Adduunka, Ma Aanad Tagteen

Weeraryahankii hore ee Talyaaniga ee kooxaha Juventus, Real Madrid iyo Roma ee Antonio Cassano ayaa weerar ku qaaday goolhayaha xulka dalkiisa ee Gianluigi Donnarumma oo caawa fiidkii si rasmi ah uga mid noqday kooxda reer France ee PSG.Gianluigi Donnarumma oo ka tegay AC Milan ayaa qalinka ku duugay heshiis shan sannadood ah, isagoo waliba si xor ah uga mid noqday kooxdaas maalmo kaddib markii la guddoonsiiyey abaal-marinta ciyaartoygii ugu wanaagsanaa intii uu socday tartankii qaramada Yurub ee Axaddii lasoo…

Evariste Ndayishimiye: “It’s time to review

For the first time since he took office, Evariste Ndayishimiye agrees to give a long interview to foreign media. For this he chose RFI and France 24. The President of Burundi was interviewed by RFI's Special Envoy to Kinshasa, Sonia Rolley, and by France 24's correspondent in Kinshasa, Clément Bonnerot. He spoke in particular on human rights in Burundi, on the resumption of dialogue with the EU and on…

RASMI: PSG Oo Si Rasmi Ah Ugu Dhawaaqday Heshiiska Gianluigi

Kooxda kubadda cagta Paris Saint-Germain ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday saxeexa goolhayaha Talyaaniga ee Gianluigi Donnarumma oo ay hore ula sii gaadhay heshiis.Goolhayaha xulka Talyaaniga ayaa bishii hore ka tegay AC Milan oo uu ka dhamaaday heshiiskiisii, waxaanu 22 jirkani si xor ah ugu biiray kooxda reer France oo uu qalinka ugu duugay heshiis shan sannadood ah.Laacibkan ayaa warbaahinta u sheegay inuu aad ugu faraxsan yahay inuu ka mid noqdo kooxda weyn ee PSG, diyaarna uu u yahay loollan iyo inuu sii wado kortaan…

Bye…Bye: Kaddib Heshiiskii Messi Ee Maanta, Barcelona Oo Suuqa

Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa suuqa dhigtay mid ka mid ah ciyaartoydeeda kaddib markii ay maanta xaqiijisatay heshiis ay la gaadhay Lionel Messi oo ogolaaday qandaraas cusub oo shan sannadood ah taas oo soo afjartay laba toddobaad oo uu koox la’aan ahaa.Barcelona oo ku jirta xaalad dhaqaale xumo ayaa waxa ka maqan goolhayaheedii koowaad ee Marc-Andre ter Stegen oo qalliin lagu sameeyey ka hor intii aanu bilaabmin tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, laakiin haddana kooxda ayaa suuqa dhigtay beddelkiisii Neto oo xilli…

Raven-Symoné shares how she lost 30 pounds in three months

To lose 30 kilos in just a few months? It is so Raven. Multihyphenate star Raven-Symoné has shared her weight loss journey with fans and revealed the exact tips and tricks she has used to lose 30 pounds and improve her health in just three months.Now, in a new interview, the actress and TV host reveal the exact steps she took to lose weight and improve her health for a while - and there are no personal trainers or expensive diet plans involved. Read on to find out how she lost the pound. And for more…

Somalia: Was a NISA agent murdered in Mogadishu?

MOGADISHU, Somalia - The National Intelligence Security Agency disappeared Agent Ikran Tahil Farah was assassinated in Mogadishu just hours after being picked up from her home, a senior former spy said, which could take the case to a whole new level. According to Brigadier General Abdalla Abdalla, who was once deputy director of NISA, Ms. Farah, 24, was murdered on June 26, the night she was picked up from her home in the capital's highly protected area. The former director further claims that the agent was secretly…

The complete replacement for Tielemans

It's hard to think of a better football club in Europe than Leicester City. In the five summer transfer windows after their incredible Premier League victory, they have ritually cleared a seemingly key player from the squad, while still managing to improve season after season. N'Golo Kante was the first to leave, with Danny Drinkwater, Riyad Mahrez, Harry Maguire and Ben Chilwell following him out of the front door in an orderly queue after that. These transfers have given Leicester a total of £ 250 million, funds they have…

QIIMAYN: Waddamada Ugu Cadcad Ee Loo Saadaalinayo Koobka Adduunka 2022

Maalmo kaddib markii uu soo dhamaaday tartanka qaramada Yurub ee Euro 2020, waxa durba bilowday saadaasha iyo qiimaynta koobka Adduunka sannadka dambe ee Qatar 22, kaas oo aan wali la go’aamin dhamaan dalalka ka qayb-gelaya oo ay qaarkood isreeb-reeb ku jiraan.Talyaaniga oo aan laga badinin 34 ciyaarood oo xidhiidh ah, kuna guuleystay finalkii Euro 2020 oo ay Ingiriiska rikoodheyaal kaga badiyeen ayaa noqday waddanka kaalinta shanaad kaga jira saadaasha koobka adduunka, halka Ingiriisku uu kasoo horreeyo oo uu kaalinta…

Niger and Algeria on the same wavelength

Nigerian President Mohamed Bazoum has just paid a so-called "working and friendly" visit to Algiers with five of his ministers. During their joint press conference yesterday, Mohamed Bazoum and his Algerian counterpart Abdelmadjid Tebboune declared themselves "completely in agreement on all areas discussed". The algae exchange…

Gareth Bale Oo Kusii Jeeda Koox Yar Oo Lama Filaan Ah Xilli Real

Xiddiga reer Wales ee Gareth Bale ayaa lagu soo warramyaaa inuu ka degayo koox lama filaan ah xilli uu ku jiro fasaxiisa caalamiga ahaa kaddib tartankii Euro 2020 ee uu kala qayb-galay dalkiisa.Laacibkan oo Real Madrid ay xilli ciyaareedkii hore amaah ugu dirtay Tottenham Hotspur ayaa uiu mustaqbalkiisu laalan yahay, waxaase la filayaa in maalmaha soo socda uu dib ugu laabto caasimadda Spain ee Madrid, halkaas oo uu kula kulmi doono tababare Carlo Ancelotti.Gareth Bale ayaa la sheegay in uu bishii hore kala dooranayay inuu…