Skip to content
Monday, August 17, 2026 3 Rabi al-Awwal 1448 AH Fajr 04:46
Muqdisho 24°C
Breaking: Turkey and Somalia’s Political Seat Raise Questions Requiring Answers
Breaking News
Axadle
Axadle Newsroom Sports English

MURUGO: Ciyaartooy Lagu Laayay Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Follow
Newsroom published Updated 5 years ago 1-minute read
Dhageyso Qodobada AI Narration • ~1 min audio
MURUGO: Ciyaartooy Lagu Laayay Qarax Ka Dhacay Magaalada Kismaayo

Qarax miino ahaa oo lala beegsaday gaari bas ah oo ay saarnaayeen ciyaartoy maanta ka qeybgeli lahaa tartan kubada cagta ah oo ka furmayay magaalada Kismaayo.

Ilaa iyo hadda si dhab ah looma oga qasaaraha ka dhashay qaraxaan laakiin warar hordhac ah ayaa sheegaya in labo ka mid ah ciyaartoydii saarnaa baska inay dhinteen halka lix kalana ay dhaawac yihiin.

- Advertisement -

Ciyaaryahanadda gaariga baska ah saarnaa waxay ka tirsan yihiin kooxda JCCI ee  ka dhisan magaalada Kismaayo.

Waxay ku sii jeedaan garoonka kubada cagta Waamo ee magaalada Kismaayo oo maanta xariga laga jaray halkaasoo ay uga qeybgalayeen tartan kubada cagta ah oo maanta furmayay.

Allaha u naxariisto intii ku dhimatay qaraxii maanta, inta dhaawacantay waxaan Eebe ugu baryeeynaa inuu caafimaad degdeg ah siiyo. Aamiin