Reporter

Axadle Editorial Desk

Axadle Editorial Desk is the newsroom team behind Axadle coverage of Somalia, the Horn of Africa, and wider African affairs. Stories are edited for accuracy, sourcing, and clarity before publication.

22,638 Articles

AFTI: N’Golo Kante Ayaa Ku Guuleysanaya Ballon d’Or, Mbappe Oo 4aad

Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Chelsea iyo France ee N’Golo Kante ayaa ku guuleysan doona abaal-marinta ciyaartoyga sannadka ee Ballon d’Or, waxaanu ku garaaci doonaa Robert Lewandowski oo kaalinta labaad geli doono, Kylian Mbappe oo saddexaad noqonaya iyo Lioinel Messi oo afraad u degaya.Sida ay muujisay afti laga qaaday taageereyaasha kubadda cagta, ma jiro ciyaartoy kaga habboon N’Golo Kante oo ay tahay in la siiyo Ballon d’Or, sababtoo ah, waxqabadkiisa garoomada ayaa ka sarreeyey ciyaaryahannada kale ee la…

The 22nd African Championships were canceled

The 22nd African Athletics Championships will not take place. Nigeria, asked to host the event instead of Algeria, finally gave up because of the health context. This important step towards the Tokyo Olympics had already been postponed from 2020 to 2021 due to Covid-19. A big blow for African athletics, less than 50 days…

Ancelotti Oo Xiddigii Ka Dhaqaaqayay Everton Kasoo Qaadanaya, Arsenal

Weeraryahanka reer Ivory Coast ee Wilfried Zaha oo 28 jir ah ayaa u sheegay Crystal  Palace in uu doonayo in uu iskaga tago ka hor inta aanay kooxdu dib ugu soo laabanin tababarka ay ugu diyaar-garoobayso xilli ciyaareedka dambe. (Times)Tottenham ayaa qarka u saaran in ay tababaraheeda u magacowdo Antonio Conte, waxaana sidoo kale imanaya Fabio Paratici oo Juventus ka tegay oo noqonaya agaasimaha ciyaaraha ee kooxdaas. (TalkSports)Heshiiska Conte iyo Tottenham ayaa ku kacaya £15 milyan oo Gini oo mushahar ahaan uu u…

Iska Illow N’Golo Kante & Mason Mount, Arsene Wenger Oo Magacaabay

Tababarihii hore ee Arsenal ee Arsene Wenger ayaa shaaciyey xiddig ka tirsan Chelsea oo uu la yaabay wacdaraha uu samaynayo, kaas oo waqti horeba ay isaga u muuqatay in uu muujin doono qaab ciyaareed wanaagsan.Chelsea ayaa xagaagii hore lasoo saxeexatay Timo Werner, Kai Havertz, Hakim Ziyech iyo Edouard Mendy, kuwaas oo ay soo raaceen Thiago Silva iyo Malang Sarr oo isagu dib loogu diray amaah.Lacagta ugu qaalisanayd oo dhamayd £71 milyan oo Gini, waxay Chelsea kasoo bixisay Kai Havertz oo ay kala soo wareegtay Bayer…

WHO points out the difficulties with vaccination in

The World Health Organization warns of a possible third wave of Covid-19 in Africa as pollution begins to rise again in 14 countries on the continent, and only 0.54% of the African population is currently fully protected by a vaccine. The WHO acknowledges that the continent was poorly prepared for this vaccine phase and overly dependent on the rest of the world. Almost 99% of vaccine production takes…

In the spotlight: France discontinues operations

France announced yesterday, Thursday, June 3, to abolish, as a precautionary and temporary measure, the suspension of its joint military operations with Bamako.That is the "warning from France", launchesThe ParisianIt is even "a serious warning in Bamako" in anticipation of guarantees "for civilians to return to power and for the establishment of a transition process that guarantees that the planned elections will be held well…

Ronaldo, Kane, Lewandowski: Waa Kuma Xiddiga Ugu Cadcad Ee Ku

Toddobaad kaliya ayaa ka hadhay waqtiga uu bilaabmayo tartanka qaramada Yurub oo ay ku loollami doonaan 24 waddan, kuwaas oo ku kala ciyaari doona 11 magaalo oo ku kala yaalla waddamo kala duwan.Tartanka Euro ee sannadkan la qabanayo oo ah midkii baaqday xagaagii hore, isla markaana sita magaciisii hore ee Euro 2020 oo aan laga beddelin, ayaa waxa ku hirdami doona waddamo awood badan oo haysta ciyaartooyo aad u wanaagsan, waxaana illaa hadda ugu cadcad oo la saadaalinayaa Portugal, Belgium, England, France, Germany iyo…

Greece dissatisfied with German Libya conference

Greece on Thursday expressed its dissatisfaction with the UN over Berlin's decision not to invite Athens to a conference on Libya this month in the German capital. "In (a) telephone conversation, I discussed (developments) in Libya with UN Secretary-General Jan Kubis. . Expressed dissatisfaction with Germany's decision not to invite Greece to the Berlin Conference. Cooperation with UN refugees in Libya is also in focus, "wrote Greek Foreign Minister Nikos Dendias on Twitter. Germany and the UN plan…

Ceeb Ayaa Soo Socota! Fadeexadaha Gareth Southgate Ee Durba Bilaabmay

Taageereyaasha xulka qaranka England ayaa ka walaacsan xaaladda ciyaartoydooda iyadoo aanu wali bilaabmin tartanka qaramada Yurub ee Jimcaha soo socda la daah-furayo, waxaanay sababtu tahay go’aamada tababare Gareth Southgate ee dhimashada ah.Xulka qaranka England oo haysta ciyaartooyo badan oo ay waliba da’doodu yar tahay, waxa uu Gareth Southgate go’aansaday in uu liiskiisa ciyaartoydiisa uu kusoo daro Jordan Henderson oo muddo dhawr bilood ah u jiifay dhaawac, walina aan ciyaarin iyo Harry Maguire oo tan iyo horraantii…

Kylian Mbappe Oo Sharraxaad Ka Bixiyey Sababta Uu U Diiday Dalab Uu Ka

Xiddiga reer France ee Kylian Mbappe ayaa ka hadlay go’aankii uu ku diiday in uu ugu wareego Real Madrid markii ay da’diisu ahayd 14 jirka, xilligaas oo ay kooxda reer Spain doonaysay in ay la saxeexato.Kylian Mbappe oo hormood u ah ciyaartoyda ugu qiimaynta sarreeya kubadda waqtigan, ayuu heshiiskiisa  PSG ka hadhsan yahay sannad kaliya, waxaana jira warar sheegaya in uu doonayo in uu ka tago kooxdaas, iyadoo ay Real Madrid si weyn u raadinayso.Laacibkan ayaa la filayaa in uu qayb weyn ka qaato tartanka Euro 2020 oo uu kula…