SHAN Xiddig Oo Harry Kane Kula Tartamaya Abaal-marinta Kabta Dahabka

Harry Kane ayaa raadinaya in uu ku guuleysto abaal-marinta KABTA DAHABKA ah ee tartankii labaad ee caalami ah ee weyn marka uu bilowdo tartanka qaramada Yurub ee caawa la daah-furayo.Weeraryahanka reer England ee Harry Kane ayaa ahaa ciyaartoygii ugu goolasha badnaa Koobkii Adduunka 2018 lagu qabtay Ruushka, iyadoo goolashiisuna sababeen in Ingiriisku yimaaddo semi-finalka oo Croatia ay ku reebtay.Laacibkan Tottenham oo xuddun u ah hadal-haynta suuqa ee xagaagan, iyadoo kooxo badan ay raadinayaan sidii ay u heli lahaayeen…

N’Golo Kante, Mbappe, Benzema, Lukaku, Alaba – Waddamada Ay Asal Ahaan

25 waddan oo Afrikaan ah ayaa ciyaartooyo u dhashay ay ka qayb-gelayaan tartanka qaramada Yurub ee Euro ee caawa bilaabmaya, waxaana waddanka ugu badan uu yahay Faransiiska oo la xasuusan yahay in xiddigihii u qaaday Koobkii Adduunka 2018 ay ahaayeen laacibiin madow ah.Min France, Portugal, England illaa Switzerland, waxa ka buuxa ciyaartooyo asaal ahaantooda kasoo jeeda Afrika oo ay waalidkood u haajireen qaaradda Yurub, kuwo yaraantoodii tegay iyo laacibiin kale oo awoowyaashood ay halkaas tageen, halka qaarkood ay…

Child labor climbs in Kenya during COVID-19

Coronavirus restrictions have had an overwhelming effect on African countries, and in Kenya more than 1.7 million people lost their jobs during the first three months of the pandemic, the Kenya National Bureau of Statistics reported. Thousands of parents were laid off across the continent, forcing many families into extreme poverty. With schools closed for the most part for the past two years due to COVID-19-related restrictions, Koech Kipsiele, 13, was forced to work to help the family bring food to…

RASMI: Xulka Argentina Ee Copa America Oo Laga Saaray Xiddig Weyn &

Tababaraha xulka qaranka Argentina ee Lionel Scaloni ayaa soo saaray liiska kama dambaysta ah ee waddankiisa uga qayb-gelaya tartanka qaramada Latin America ee Copa America, waxaana uu xiddigaha kooxdiisa ka reebay laacib weyn oo wacdaro ka dhigay kulamadii isreeb-reebka Koobka Adduunka.Lionel Scaloni ayaa xidhiidhka kubadda cagta CONMEBOL u gudbiyey liiska kama dambaysta xulka Argentina, waxaana uu ka tegay weeraryahanka kooxda Sevilla ee Lucas Ocampos oo kusoo bilowday ciyaartii Chile  ay barbarraha la galeen ee…

SIDDEED Qodob Oo Lagu Kala Saarayo Waddamada Isku-dhibcaha & Isku

Tartanka qaramada Yurub ayaa caawa bilaabmaya, waxaana lagu furayaa labada waddan ee Talyaaniga iyo Turkey oo ku wada ciyaari doona garoonka Olimpico ee magaalada Rome, halkaas oo ay ka dhici doonto xaflad inta aanay ciyaartu bilaabmin.Taageereyaasha kubadda cagta ee aan xogta badan ka haysanin tartankan, waxa aanu halkan ugu soo gudbinaynaa siddeed qodob oo sharciga UEFA ku yaalla, isla markaana loo adeegsado in lagu kala saaro waddamada wareegga hore ee Groups-ka ku dhamaysta iyagoo isku mid ka ah dhibcaha, sidoo kalena…

RASMI: Tartanka Qaramada Yurub Oo Caawa Bilaabmaya Iyo Xogo Ku Saabsan

Tartanka qaramada Yurub ee EURO 2020 oo baaqday sannadkii hore ayaa caawa si rasmi ah u bilaabmaya waxaana lagu furayaa Talyaaniga oo ku jira dalalka magaalooyinkooda lagu ciyaarayo iyo Turkey oo iska soo xaadiriyey magaalada Rome ee ay ciyaartani ka dhacayso.Tartankan ayaa ka duwan kuwii hore ee lagu yaqaanay in hal waddan ama laba dal ay wada-jir u martigeliyaan, waxaana lagu ciyaarayaa 11 magaalo oo 11 waddan oo kala duwan ku yaalla.Magaalada Rome ayaa nasiib u yeelatay in lagu furo ciyaarahan, laakiin waxa iyaduna…

France wants to change its framework and strategy

President Macron wants to "deeply transform" the French military presence in the Sahel. He explained this on Thursday during a press conference. Specifically, this means a reduction of French personnel in the region and the "end of Operation Barkhane as an external operation", in favor of an international alliance associating states in the region and Europeans. Explanations.…

the glorious islands, which belong to the islands

The decree, dated June 8, appeared yesterday Thursday in the French official newspaper. This makes the archipelago the glorious islands, which belong to the scattered islands, the 170th French nature reserve. The glorious islands, located in the Mozambique Channel, and French possession, were still part of the islets that Madagascar claimed against France since 1973. The claim was repeated by President…

the government recognizes self-defense

The cabinet meeting of the Council of Ministers on Thursday 10 June adopted a draft decree on "administrative abuse of elephants". The decree also recognizes the use of the right to self-defense by populations that are victims of the human-elephant conflict, which has become recurring in the country. as reported from…

two figures of the protest who were arrested before

The arrests took place on Thursday evening, two days before the early elections. A vote in which Algerian voters are called to elect 407 deputies for the future National Assembly. It is rejected by Hirak and by part of the opposition. One of the challenges will also be turnout, low during the 2019 presidential election and the referendum on the revision of the constitution at the end of last year.…