reunion day between Imam Dicko and M5

A delegation from the movement that contributed to the downfall of the former Malian president IBK visited the priest in his home on Monday 31 May. Their relationship has developed into a roller coaster. This visit is a strategy for the M5 to sharpen its ranks. as reported from Bamako, Serge DanielTo see the pictures, the…

Muxuu Sergio Aguero Ka Yidhi Ku Biiristiisa Barcelona & Sharraxaad Uu

Sergio Aguero ayaa maanta si rasmi ah ugu wareegay Barcelona oo uu u saxeexay heshiis laba sannadood ah, isagoo si bilaash ah ugaga yimid Manchester City.Xiddiga reer Argentina ayaa soo afjaray toban sannadood oo uu u ciyaarayay Manchester City, waxaana uu ka degay Barcelona kaddib markii uu dhamaaday qandaraaskiisii Etihad Stadium, iyadoo kulankiisii ugu dambeeyey ee uu xidhay shaadhka City na uu ahaa finalkii Champions League ee niyad-jabku kasoo gaadhay.Sergio Aguero ayaa  qalinka ku duugay heshiis laba sannadood ah oo…

there is a role for jihadists in

Mali is still awaiting the announcement of the appointment of its new Prime Minister. More than a week after the arrest of Colonel Assimi Goïtade's military, former president and transitional minister, the country remains uncertain. French President Emmanuel Macron has threatened to withdraw French troops involved in the fight against terrorism if Mali gives in to the "temptation of radical Islam".…

RASMI: Xiddigii Sannadka, Weeraryahankii, Goolhayihii, Difaacii Iyo

Horyaalka Talyaaniga ee Serie A ayaa xiddigii ugu wanaagsanaa xilli ciyaareedkii dhamaaday ee 2020-21, waxaana ku guuleystay weeraryahanka reer Belgium ee Romelu Lukaku oo Inter Milan ka caawiyey in ay ku guuleysato horyaalka Talyaaniga.Lukaku oo xilli ciyaareedkan dhaliyey 24 gool iyo 11 caawimood oo uu sameeyey ayaa kooxdiisa ku hoggaamiyey horyaalkeedii ugu horreeyey muddo toban sannadood ah iyagoo soo afjaray muddo sagaal sannadood ahayd oo ay Juventus si xidhiidh ah horyaalka ugu guuleysanaysay.Kaddib markii xiddiga ugu…

Trent Alexander-Arnold Oo Laga Reebay Xulka Qaranka England Ee

Liiska kama dambaysta ah ee xulka qaranka England ee ka qayb-geli doona tartanka Euro 2020 ayaa lagu dhawaaqi doonaa Salaasada berri, iyadoo uu tababare Gareth Southgate u gudbin doono xidhiidhka kubadda cagta Yurub.Southgate ayaa hore usoo saaray liiska xulka qaranka England oo ka kooban 33 ciyaartoy, laakiin waxa laga doonayaa in uu ka saaro toddoba ciyaartoy oo uu ka dhigo 26 laacib oo ah tirada loo ogol yahay.Difaaca midig ee Liverpool ee Trent Alexander-Arnold oo hore looga saaray liiska xulka qaranka England ee…

Sergio Ramos Oo Shandaddiisa Ka Xidh-xidhay Spain, Heshiiska Bilaashka

Kooxda kubadda cagta Manchester City ayaa u dhow in ay gacanta ku dhigto kabtanka Real Madrid ee Sergio Ramos oo uu dhamaaday qandaraaskii uu ku joogay Santiago Bernabeu, isla markaana aan wali ogolaanin in uu saxeexo qandaraas cusub.Tababare Pep Guardiola ayaa xiisaynaya in kooxdiisa uu kusoo kordhiyo Sergio Ramos, si uu habkiisa difaaca ugu kordhiyo khibradda iyo hoggaaminta uu sannadaha badan ka helay garoomada, sida uu Thiago Silva sare ugu qaaday tayada Chelsea oo kale.Difaacan reer Spain oo Real Madrid u dhaliyey in ka…

Egypt gathers allies to control Ethiopia’s stance on the Nile

Egypt gathers allies to control Ethiopia's stance on the Nile EDITORIAL | When Egyptian leader Abdel Fattah al-Sissi toured Djibouti last week on Thursday, it made history. During Djibouti's 43 years of independence, no Egyptian president had visited. Still, al-Sissi did not come for tourism or to relax on the beaches of the small Horn country of Africa. A broadcast released after a meeting…

DAAWO: Kevin De Bruyne Oo Lagu Daray ‘Liiska Xiddigaha Ku Dhacay

Muuqaal lagu soo ururiyey dhacdooyinkii N’Golo Kante iyo Kevin de Bruyne ee finalkii Champions League, waqtiyadii ay labadoodu sida foolka-foolka ah iskaga hor yimaaddeen ayaa baraha bulshada in badan la iskula wadaagay.Xiddiga khadka dhexe ee N’Golo Kante ayaa jeebadda ku ritay Kevin de Bruyne, marar dhawr ahna ka xoogsaday kubadda, iyadoo mid ka ah ay halis geli lahayd Chelsea  haddii aanu Kante isku soo tuuri lahayn De Bruyne oo kubadda kala horreeyey, taas oo uu aadyar lugta kusoo fidiyey oo uu ka gujiyey.Finalkii…

Wargeyska MEN Oo Shaaciyey Liiska 25ka Xiddig Ee Manchester United Ee

Garoonka Old Trafford, waxa xilli ciyaareedka dambe isku heli doona 25 ciyaartoy oo waaweyn oo tababare Ole Gunnar Solskjaer uu nasiib u yeelan doono in uu layliyo, laakiin laga doonayo in uu la yimaaddo xeeladdii uu kaga dhigi lahaa kuwa ugu wanaagsan, isla markaana uu ugu dagaallami lahaa horyaalka Premier League.Manchester United oo kaalinta labaad  ka gashay horyaalka Premier League, waxa kale oo ay gaadhay finalka Europa League oo Villarreal ay kaga guuleysatay.In ay yimaaddeen labadan meelood ee ugu dambeeya, waxay…