Canada oo qaxooti badan oo SOOMAALI ah qaadaneysa iyo DALKA

Toronto (Axadle) – Dowladda Canada ayaa si rasmi ah ugu dhawaaqday inay qaadaneyso in ka badan 240 oo badankood qaxooti Soomaaliyeed ah oo ay sharci la’aan ay ku heysato dalka Australia. Dadka ay Canada qaxooti ahaan u qaadaneyso oo intooda badan ah Soomaali ayaa waxaa sharci u diiday Dowladda Australia, waxayna 150 kamid ah ku xareysan yihiin xeryaha qaxootiga halka inta kalana loo ogolaaday inay sharci la’aan gudaha ugu noolaadaan. Qorshaha lagu qaadayo qaxootigaan ayaa waxaa iska kaashanayo Dowladda Canada iyo…

Afar arrimood oo ku saabsan ninka Soomaaliga ah ee dadka ku …

Würzburg (Axadle) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa weerar loo adeegsaday mindi, oo uu 24 jir ah Soomaali ah xalay ka gaystay magaalada Würzburg ee dalka Jarmalka. Sida laga arkay muuqaalo lasoo dhigay baraha bulshada, ninka falka geystay ayaa la arkayey isagoo toorey dheer wata, oo ay iska caabiyeen dad wadada hareeraheeda marayay. Booliska ayaa markii dambe joojiyey weerarkan kadib markii ninka Soomaaliga ah ay lugta ka toogteen,…

Sababta Turkey u dooratay inay Soomaaliya ka dhisto Spacepor…

Waa maxay Spaceport ama Cosmodrome? Waa meel leh qalabka lagu gano gantaalada xambaarsan dayax-gacmeedyada (satellites). Dayax-gacmeedyada Banii Aadam ka sammaysto waxaa loogu talo galay inay baaraan cimillada adduunyada, beeraha sida ay u baxaan, macdamaysiga, gubidda geedaha iyo dabcan arrimaha ciidamada inay jaasuusaan. Waxaa kaloo loogu talo galay inay baaraan oo war ka keenaan meereeyeyaasha nagu dhow, hab-qoroxeedka (Solar system) iyo…

Sawiro: Madaxweynaha Puntland Deni oo si weyn loogu soo dhow…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha Maamul goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni iyo Wafdi uu hoggaaminayo ayaa soo gaaray Caasimadda Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya. Siciid Deni iyo wafdiga la socday waxaa garoonka diyaaradaha Aadan Cadde kusoo dhaweeyey Wasiiro ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya, Xildhibaano, saraakiil iyo masuuliyiin kale oo dowlada ka tirsan. Madaxweynaha ayaa Muqdisho kaga qeyb galaya Shirka wadatashi ee looga hadlayo…

Wararkii ugu dambeeyey qarax lala beegsaday kolonyo uu la so…

Qandala (Axadle) – Wararka ka imaanaya Gobolka Bari ayaa sheegaya in qarax lala beegsaday gaadiid kolonyo oo ay lasocdeen Wasiirka Amniga Puntland Cabdi samed Maxamed Gallan, Taliyaha Ciidamada  Puntland Gen. Yaasiin Cumar Dheere iyo Gudoomiyaha Gobolka Bari Cabdisamad Yuusuf Maxamed Abwaan. Qaraxa oo ahaa nooca dhulka lagu aaso ayaa Mas’uuliyiintaan lagula beegsaday degmada Qandala…

Sheekh Shariif oo soo jeediyey talo ku aadan wada-hadalada S…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii 7-aad ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Golaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa waxa uu ka hadlay muhiimadda ay leedahay qancinta Gobollada Waqooyi (Gobaladda Waqooyi) kadib qoral hambalyo ah oo uu hawada usoo mariyey Shacabka Soomaaliyeed. Sheekh Shariif ayaa ku taliyey in waqti la geliyo sidii loo heli lahaa xal fure u noqon kara Dolwad ku dhisan Cadaalad, Midnimo & Walaalnimo taas oo dalka ka…

Farmaajo oo farriin u diray shacabka Soomaaliyeed

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisa uu dhammaaday ee Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa maanta Ubax dhigay taallada dhagax-tuur, si loogu maamuso halgameyaashii naftooda u soo huray Xorriyadda Gobollada Waqooyi. Madaxweynaha ayaa shaaca ka qaaday in halgan adag loo soo maray madax-banaanida dalkeena, isla-markaana taalada Dhadax-tuur ay tahay astaan qaran oo u taagan xusuusaha lama illaawaanka ah ee ay leeyihiin guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed. Sidoo kale madaxweynaha ayaa farriin u diray…

Madaxweyne goboleedkii labaad oo yimid & wararkii u dambeeye…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland, Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta soo gaaray Caasimadda Muqdisho ee Axadle Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soo dhoweeyey garoonka Aadan Cadde. Axmed Madoobe iyo wafdiga uu hoggaaminayo ayaa waxaa garoonka diyaaradaha ee Caasimadda Muqdisho uga hortegay mas’uuliyiin ka tirsan labada gole ee dowladda. Madaxweynaha Jubbaland ayaa noqonaya madaxweynihii labaad ee soo gaaray…

Derek Chauvin oo xukun culus loogu ridday dilkii George Floy…

Muqdisho (Axadle) – Ninkii caddaanka ahaa ee horay uga tirsanaa booliska Mareykanka Derek Chauvin ayaa lagu xukumay 22 sannadood ee badh oo xabsi ah dambiyo la xiriira dilkii George Floyd ee bishii May ee sannnadkii hore ee 2020-kii. Floyd ayaa geeriyooday ka dib markiii sarkaalka uu jilibka kaga hayay luqunta muddo ka badan 9 daqiiqadood. Mar sii horreeysay Derek Chauvin ayaa qoyska Floyd uga tacsiyeeyay geerida wiilkooda. Xeer Ilaaliyaha…

Muuse Biixi oo shaaciyey in DF ay ‘cunaqabateyn’ dhaqaale sa…

Hargeysa (Axadle) – Madaxweynaha Gobaladda Waqooyi, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo khudbad ka jeediyey munaasabadda xuska 26 June oo ah markii ay gobollada waqooyi qaateen xornimada ayaa weerar afka ku qaaday madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya. Muuse Biixi ayaa shaaca ka qaaday in dowladda federaalka ah ay Gobaladda Waqooyi ku qaaday dagaal dhinac kasta leh, isla-markaana ay saartay ‘cunaqabateen’ dhinaca dhaqaalaha ah, isaga oo hoosta ka xariiqay…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More