Kampala (Axadle) – Uganda ayaa toddobaadkan lacag ku dhow 30 milyan oo dollar u qeybisay xildhibaanada, si ay ugu iibsdaaan baabuur cusub, taasi oo caro xooggan ka dhalisay dalkan saboolka ah ee sida weyn uu u saameeyeey cudurka coronavirus.
Mid kasta oo ka mid ah 529-ka xildhibaan ee dalkaas ayaa la siiyey 200 oo milyan oo shilling una dhiganta 56,000 oo dollar, si uu ugu soo iibsado baabuur cusub.
“Waa wax aan la aqbali karin in dowladda ay…