Xog: Dagaal dhexmari rabay ciidamada Filish iyo
Muqdisho (Axadle) – Sida ay Axadle xog rasmi ah ku heshay, taliyaha ciidanka Booliska Soomaaliya Cabdi Xasan Xijaar ayaa amar ku bixiyay in awood ciidan lagu joojiyo dhismaha dhul danguud ah oo ay Naafada Qaranka lahaayeen oo ku yaala nawaaxiga Dekadda Muqdisho, dhulkaas oo guddoomiye Cumar Filish ka dhisay baakinka gaadiidka ka shaqeeya dekadda Muqdisho.
Taliye Xijaar ayaa guddoomiyaha ku amray joojinta dhismaha iyo xarig ka jarka, waxaana la…