Suuqa Iibka Ciyaartoyda Oo Maanta Xidhmaya, Kooxaha Ugu
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmi doona saqda dhexe ee caawa, waxaanay naadiyada waaweyn ee weli hungurigu kaga sii jiro inay laacibiin cusub…
Suuqa iibka ciyaartoyda ayaa xidhmi doona saqda dhexe ee caawa, waxaanay naadiyada waaweyn ee weli hungurigu kaga sii jiro inay laacibiin cusub…
Real Madrid ayaa Barcelona kaga guuleysatay saxeexa ciyaartoy da’da yar oo layaab leh, kaas oo ay ku loollamayeen intii lagu soo dhowaaday…
Tababaraha Tottenham ee Jose Mourinho ayaa cusbo sii mariyey dhaawacyada iyo nabarrada Manchester United ee uu ku gaadhsiiyey garoonka Old Trafford oo…
Manchester United ayaa laba sannadood oo heshiis ah la gaadhay weeraryahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani, waxaana la filyaa in maanta oo…
Kooxda kubadda cagta West Ham ayaa soo afjartay guulihii xidhiidhka ahaa ee Leicester City iyo damaashaadkii ay ku jirtay, waxaanay ku garaacday…
Manchester United ayaa waji gabax kale oo suuqa iibka ciyaartoyda ahi soo gaadhay, waxaana usoo noqotay jawaabta dalab ay ka gudbiyeen laacib…
Kabtanka Barcelona ee Lionel Messi iyo laacibka reer Portugal ee ay sida weyn u xafiiltamaan ee Cristiano Ronaldo ayaa hoggaaminaya liiska 100ka…
Tababaraha Barcelona ee Ronald Koeman ayaa sharraxay isbeddelka ku dhacay laacibka kooxdiisa khadka dhexe uga ciyaara ee Philippe Coutinho oo qaab ciyaareed…
Asalaamu calaykum waraxmatulaahi wabarakaatuhu. Idilkiinba salaan dhamaan akhristayaasha sharaftalahow kuna soo dhawaada barnaamijkeenii sida maalin laha ahaa aanu idiinku soo gudbin jirnay…
Manchester United ayaa heshiis laba sannadood ah la gaadhay weeraryahanka reer Uruguay ee Edinson Cavani oo si bilaash ah ay kula soo…
Liverpool oo laba ciyaartoy oo muhiim ah uu kaga dhacay xanuunka halista ah ee Korona Fayras ayaa waxay u tegaysaa Aston Villa…