Shaxda Kooxdii Ugu Fiicnayd Ee Chelsea Soo Martay Abid,
Laga soo bilaabo sannadkii 2003 oo mulkiyadda Chelsea uu la wareegay Roman Abramovich, waxa soo maray xiddigo waaweyn oo gaadhay guulo cajiib…
Laga soo bilaabo sannadkii 2003 oo mulkiyadda Chelsea uu la wareegay Roman Abramovich, waxa soo maray xiddigo waaweyn oo gaadhay guulo cajiib…
Lionel Messi ayaa sabab qariib ah u doonayay inuu uga tago Barcelona sannadkii 2004, sida ay muujiyeen xogo cusub oo la helay.…
Edinson Cavani ayaa sheegay inay ka go’an tahay inuu qaato masuuliyadda shaadhka no.7 ee Manchester United ay u xidhay, kaas oo sannadihii…
Manchester United ayaa heshay jawaabta dalab ay ka gudbisay weeraryahanka reer Senegal ee Ismail Sarr oo sharcigu u ogolaanayo inay lasoo saxeexan…
Harry Kane ayaa kulan la qaatay saddex ciyaartoy oo uu siiyey digniin la xidhiidha dhaqan-xumo ay sameeyeen oo xulka qaranka England usoo…
Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah ayaa lagu tilmaamay inuu yahay ‘geesiga nolosha dhabta ah’ kaddib markii uu bixiyey lacag siiyey nin hoy…
Goolhayaha booskiisa luminaya ee Chelsea ee Kepa Arrizabalga ayaa ballan ku qaaday inuu dib u xoogsan doono booskiisii oo uu soo ceshan…
Isniintii ayaa uu xidhmay suuqa iibka ciyaartoydu, iyadoo ay kooxaha waaweyn si fiican uga adeegteen intii uu dhaqaaluhu u saamaxay, balse jirta…
Saadaal cusub ayaa laga sameeyey horyaalka Premier League kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaana si gaar ah…
Edinson Cavani iyo Alex Telles ayaa kasoo muuqan kara kulanka ugu soo horreeya ee Manchester United ee horyaalka Premier oo ay la…
Suuqa iibka xagaaga 2020 ayaa xalay saqdii dhexe soo xidhmay, waxaana durba bilaabmay qiimaynta xiddigihii la kala iibsaday intii u dhaxaysay August…