Madaxii hore ee maaliyadda al-Shabab oo lagu dilay gobolka Shabeellada Hoose
Muqdisho (AX) — Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka Soomaaliya (NISA) ayaa Arbacadii shaacisay in howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Kuunyo Barrow ee gobolka Shabeellaha Hoose lagu dilay madaxii hore ee maaliyadda…