Itoobiya oo siyaasiga Soomaaliga ah ee Adem Farah u magacawday guddoomiyaha guddiga maamulka Ethiopian Airlines
Addis Ababa (AX) — Adem Farah oo ah siyaasi ruug-caddaa ah oo kasoo jeeda Soomaalida Itoobiya, isla markaana ah guddoomiye ku-xigeenka xisbiga talada haya ee Prosperity Party, ayaa loo magacaabay guddoomiyaha guddiga maamulka ee…