Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

7,045 Articles

chlorine used by City Hall in the beginning of

Three days after the intoxication of more than 150 bathers, on Sunday afternoon in Ténès, the Algerian Ministry of the Interior announced in a press release on Wednesday, July 7, that they are incriminating chlorine spilled by municipal services in a wadi floating in the sea. Following biological analyzes of the samples taken at…

Al-Shabaab oo war kasoo saaray dagaalkii Bacaadweyn, soona b…

Bacaadweyn (Axadle) – Afhayeenka kooxda Al-Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab ayaa shir jaraa’id oo uu qabtay wuxuu kaga hadlay dagaaladii ciidamada Dowladda iyo kuwa Al-Shabaab ku dhex maray deegaanada Bacaadweyn, Qeycad iyo Sabeeno Gowrac . Abuu Muscab ayaa sheegtay inay jab xoog leh gaarsiiyeen ciidamadii Dowladda Federaalka Soomaaliya ee weerarka kusoo qaaday, islamarkaana ay dib ula wareegeyn deegaanka Bacaadweyn oo 30k u jirto magaalada…

Xog: Labada ujeeddo ee uu Ra’iisul Wasaare Rooble ka leeyaha…

Muqdisho (Axadle) – Xog ay heshay Axadle ayaa sheegaysa in safarka uu maanta ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble uu ku tegay Kismaayo uu ka leeyahay labo ujeedo oo la xiriira doorashada iyo dib-u-heshiisinta. Rooble ayaa u tagay Kismaayo sidii dib-u-heshiisiin looga sameyn lahaa khilaafka gobolka Gedo iyo weliba sidii loo dar-dargalin lahaa hannaanka doorashada oo dhawaan la filayo inay ka qabsoomto dalka. Saraakiil…

Iska hor-imaad cusub oo dhexmaray ciidamada dalalka Azerbaij…

Baku (Axadle) – Armenia iyo Azerbaijan ayaa Talaadadii isdhaafsaday eedeymo ku saabsan cidda billowday iska horimaad askar ay uga dhaawacmeen labada dhinac oo xuduudda ku dhex-maray. Waa dhacdadii ugu dambeysay xiisad dhowaanahan kordheysay kadib dagaalkii sanadkii tegay labada dhinac ku dhex-maray gobolka Nagorno-Karabakh. Dagaalkii Nagorno-Karabakh, oo ah gobol ka tirsan Azerbaijain balse ay degan yihiin dad Armenian ah, ayaa dilay ku dhowaad…

Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyay Kismaayo + Sawirro – C…

Kismaayo (Axadle) – Ra’iisul wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd gaaray magaalada Kismaayo ee axadle KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Rooble iyo wafdiga uu hogaaminayo ayaa waxaa si diiran ugu soo dhaweeyeen magaalada Kismaayo Madaxweynaha Jubbalanad, Axmed Maxamed Islaan, Madaxda iyo qeybaha kala duwan ee bulshada. Ra’iisul wasaaraha ayaa inta uu joogo Axadle Jubbaland waxa uu kulamo la yeelan doonaa…

Xabeeb oo sabab yaab-leh uga horyimid doorashada madaxweynah…

Muqdisho (Axadle) – Dhaqtar Cabdiraxmaan Cali Cawaale (Xabeeb) oo ah maamulaha hay’adda Xabeeb Mental Health Foundation oo wareysi gaar ah siiyey telefishinka Shabelle ayaa ka hadlay arrimo ku aadan jadwalka doorashooyinka dalka. Dr Xabeeb ayaa cabasho ka muujiyey jadwalka soo baxay ee ay soo saareen golaha wada-tashiga qaran, siiba doorashada madaxweynaha oo loo asteeyey 10-ka October. Dhaqtarka ayaa tilmaamay in maalintaas ay ku beegan tahay…

Rooble oo u ambabaxay Kismaayo iyo wararkii ugu dambeeyay ee…

Muqdisho (Axadle) – Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta, Maxamed Xuseen Rooble ayaa goordhoweyd oo maanta ah u ambabaxay magaalada Kismaayo ee axadle KMG ah ee dowlad goboleedka Jubbaland. Ra’iisul Wasaaraha oo hoggaaminaya wafdi ballaaran ayaa inta uu joogo Axadle Jubbaland waxa uu kulamo la yeelan doonaa madaxda, waxgaradka iyo qeybaha kala duwan ee bulshada Jubbaland oo uu kala hadli doono arrimaha hirgelinta doorashooyinka, dib u…

a union member claims to have been “kidnapped” and

Mathurin Ovono Ebe, president of the Omar Bongo University section of the National Union of Teachers and Researchers (SNEC), claims to have been "kidnapped" and "beaten" at night by armed strangers when he returned home around 7 p.m. as reported from Libreville, Yves-Laurent GomaProfessor Mathurin Ovono Ebe's story cools my…

Sidee ayuu Puntland uga baxsaday maxbuuskii ku xukunaa dilka…

Garoowe (Axadle) – Taliska ciidanka Asluubta dowlad goboleedka Puntland ayaa faah faahiyey sida uu u baxsday Axmed Cabdi Jaamac oo ku xirnaa xabsiga magaalada Qardho ee gobolka Karkaar, kuna xukunaa, xukun dil toogasho ah. Afhayeenka ciidanka Asluubnta oo lagu magacaabo, G/le Cabdirisaaq Maxamuud Xirsi ayaa warbaahinta u sheegay in maxbuuska oo ay soo wajahday xaalad caafimaad uu u baahday daryeel caafimaad oo ka baxsan xabsiga kadibna marka la…

an investigation was launched after intoxication of more

More than 150 people became ill after swimming in the sea on Sunday, in Ténès, on the Mediterranean coast, 200 kilometers west of Algiers. Many families had gathered on Sunday 4 July on the beach in Ténès on the Mediterranean coast for the opening of the summer season. By the end of the afternoon, dozens of swimmers began…