Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Shirka Madasha Iskaashiga Soomaliya oo Muqdisho ka furmay,

Raysul Wasaarah XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa Barqonimadii maanta furay Shirka Iskaashiga Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo miiska lasoo dhigay qodobo dhowr ah oo Amniga & Doorashada ugu weyn yihiin. Waxaa ka qaybgalaya Wakiilo kala duwan sida Ergayga gaarka ah Qaramada Midoobay ee Soomaaliya James Swan, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada & mas’uuliyiin kala duwan oo lagu martigeliyay. Swan ayaa ku dheeraaday hamiga doorashada Soomaaliya iyo rajo beelkii ku…

DG Puntland oo sheegtay in ay heshay Liiska Ganacsatada

DG Puntland ayaa amar dul dhigtay shaqsiyaadka diidan socod-siinta lacagta shillin Soomaaliga ah, kadib markii isbadal xooggan uu ku yimid qiimaha sarifka halka doollar oo todobaadyo kahor ahaa 34,000 Sh.so, waxaana haatan lagu sarifayaa halka doollar 50,000 Sh.so. Isbadalkaas ayaa sababay in Ganacsatada yar yar ay diido qaadashada doollarka, halka ganacsatada waaweyn ka gacma laabteen Shillin Soomaaliga, taasi ayaa dhalisay sicir barar saameeyay qoysaska danta yar. Hogaamiyaha…

India oo laga helay cudur aan la aqoonsan! – AxadleTM

Dalka India waxaa laga helay cudur aan la aqoonsan ilaa haatan, balse 300-ruux uu haleelay xannuunka aan la garan ayaa la dhigay goobaha Caafimaadka si loo ogaado nuuca cudurkaan uu yahay & waxa dhaliya. Saraakiisha Caafimaadka India ayaa sheegay in ay ku howlan yihiin baarista xannuunkaan oo toboaadyadii lasoo dhaafay uu ku dhacay dad kala duwan gaar ahaan qoysas deegaan ku ah Eluru Gobolka Andhra Pradesh. Astaamaha lagu arkay waxaa kamid ah Suuxdin (Miyir beel), qofka oo…

Maxay kawada hadleen Hogaamiye Farmaajo & Amiirka Qadar? –

Xiriir Telefoon oo Gelinkii dambe Axaddda dhexmaray Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo & Amiirka Qadar Sheekh Tamiin Bin Xamad Al-Thaani waxa ay uga hadleen xaaladda Soomaaliya. Tamiin & Farmaajo ayaa isku soo hadal qaaday xiriirka labada Dowladood ee Soomaaliya & Qadar oo wanaagsanaa tan iyo sanadkii 2017-kii oo ka bilawda muddo xileedka Hogaamiyaha Farmaajo. Sidoo kale Xukuumadda Dooxa ayaa muujisay sida ay uga go’an tahay kaalmada ay u baahan tahay…

Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo maanta

Magaalada Muqdisho waxaa maanta ka furmaya shir loogu magac daray Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka oo looga hadlayo Xaaladda Dalka, Doorashada, Amniga, Dhaqaalaha, Taageerada & qodobo kale. Raysul Wasaaraha XFS Maxamed Xuseen Rooble ayaa daah-furaya Shirka, Hogaamiyayaasha Dowlad Goboleedyada ayaa kulanka uga qaybgalaya aaladda fogaan aragga (Video Conference), Wakiilada kala duwan ee dalalka caalamka & Ururada daneeya Soomaaliya. Qodobada ugu weyn ee…

Amiir u dhashay Sacuudiga oo si adag ugu dhaleeceeyay Israel

Amiir Sacuudiga ah Turki al-Faisal al-Saudi oo ka hadlaya IISS Manama Dialogue, Diseembar 6, 2020 . Amiir caan ah oo dhashay Sucuudiga ayaa si adag u dhaleeceeyay Israa’iil ka dib shirkii amniga Bariga dhexe ee dhacay Baxrayn oo sanado badan ka dib markii ugu horaysay uu ka qayb galay wasiirka arrimaha dibedda ee Israa’iil, oo ku raaxaysanaya heshiiskii uu lagalay wadamada Carabta qaarkood. Shirkaas oo aysan ka qayb galin Falastiin Hadaladii kululaa ee Amiir Turki bin Faysal Al…

Maxaa ka jira in ciidanka Itoobiya ay dhexdooda ku

Wararka ka imanaya gobolka Hiiraan ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa ka socda dalka Ethiopia ee ku sugan saldhig ay ku leeyihiin deegaanka Halgan ee gobolka Hiiraan ay ku dhex dagaalameen gudaha saldhigaas. Askari ka tirsan ciidamadaas oo la sheegay inuu ka soo jeedo qowmiyada TIgrey ayaa diley labo askari oo ka tirsan ciidamada ku sugan saldhigga isagiina markii dambe la diley, sida ay xaqiijiyeen ilo dhanka amaanka ah oo ku sugan deegaanka Halgan…

Daraasiin Israa’iiliyiin ah oo loo xiray banaanbaxyo ka dhan

Ugu yaraan 30 qof ayaa loo xiray banaanbaxyo ka dhacay Isra’el oo looga soo horjeedo ra’iisul wasaaraha dalkaasi Benjamin Netanyahu, sida ay ku warantay warbaahinta Israa’iil maanta oo axad ah. Booliska ayaa Sabtidii sheegay in kumanaan mudaharaadayaal ah ay isugu soo baxeen fagaaraha Paris oo u dhaw guriga Netanyahu ee Galbeedka Qudus waxaana ka dhashay in ay xirmaan wadooyinka waawayn iyo waliba is buurashada shacabka. Dibadbaxayaasha ayaa is urursanayay lixdii bilood ee la…

Wasiir Jamaal:-Shaqo ay Soomaali qaban karto ayaa farsamo

Wasiirka wasaaradda Qorashayn Xukumadda Faderaalka Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo hadlayay shaqa la’aanta haysta dhalinyarada Soomaaliyeed ayaa sheegay in ay tahay wax aan la aqblikarin in shaqooyinka ay qaban karaan dhalinyarada Soomaaliyeed loo dhiibo dad ajaanib sida uu hadalka u dhigay. Wasiir Janaal ayaa sheegay in ay dalka joogaan farsamo yaqaano Soomaali ah kuwaas oo aan shaqo  laäaan haysato, taas badalkeedana farsamo yaqaano ajanabi ah dibadda looga keeno shaqooyin fudud isaga oo tusaale u soo qaaday…

Jubbaland:-Waxaan uga digaynaa Hogaamiyayaasha Dowladda in ay iska

Dowlad goboleedka Jubbaland oo warsaxaafadeed kasoo saartay arrimaha doorashooyinka dalka, xaaladaha kala guurka ah ee dalka ayaa ku celisay in dowladda Faderaalka Soomaaliya ay ku hayso faragelinta gaar ahaan gobolka Gedo ee Koofurta Soomaaliya. Qoraala ka soo baxay Dowlad-goboleeka Jubbaland ayaa lagu dalbaday in gacanta maamulka Jubbaland lagu soo celiyo gobolka Gedo oo ay gacanta ku hayaan ciidanka Dowladda Faderaalka Soomaaliya. Jubbaland ayaa ku celisay in aysan doorasho ku…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More