Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

“Waxaa naga go’an in Doorashada ay ku dhacdo waqtiga lagu

Hogaamiyaha DFS Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa sheegay in Dowladdiisu ay ka go’an tahay qabashada Doorashada 20/21 oo ay heshiis ka gaareen Hogaamiyayaasha Dowladda & Dowlad Goboleedyada. Maamul Goboleedyada dhiman in ay soo dhammeystiraan Guddiga Doorashada waxa uu ugu baaqay in sida ugu degdegsan in ay usoo gudbiyaan Xubnaha ku matalaya hab maamulka Doorashada 20/21. Xukuumadda Soomaaliya waxa uu u jeediyay in ay dabagasho habraacyada lagu heshiiyay si ay u…

Wa maxay ujeedka safarka Cali Guudlaawe ee Muqdisho? –

Hogaamiyaha DG Hir-Shabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen Guudlaawe ayaa maanta kusoo wajahan Magaalada Muqdisho si uu qayb uga noqdo Shirarka siyaasadeed ee looga hadlayo Doorashada, ammaanka & Geedi socodka (Kala guurka) Dalka. Cali Guudlaawe oo aan wali ka qaybgelin kulamada looga hadlayo Doorashada 20/21 ayaa haatan ku biiraya si uu u buuxiyo Booska Madaxweynihiisa hore Maxamed Cabdi Waare oo ay soo wada-shaqeeyeen muddada uu xafiiska joogay. Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u…

DFS oo u ololeyneysa in kaalmada howlgalka la dagaalanka

Danjire Abuukar Daahir Cismaan (Abuukar Baalle) Safiirka Soomaaliya ee Qaramada Midoobay oo la hadlay BBC ayaa sheegay in Dowladda Federaalka ay is tusisay soo afjaridda howlgalka la dagaalanka Burcad badeeda oo waqti dheer socda. Muddo 10-sano ah ayuu sheegay in la qiimeynayay howlgalka la dagaalanka Burcad badeeda Soomaaliya & isbadalka awoodda weerarada ay sameynayaan, balse hoos udhac aad u weyn oo sababay in xitaa labadii sano ee lasoo dhaafay aan la diiwaangelin wax…

Deni & Madoobe oo diiday ka qaybgalka Shirka Madasha

Ilo xog ogaal ah ayaa Axadle u xaqiijiyay in si iskood ah ay u joojiyeen safar Muqdisho lagu waday in ay kusoo gaaraan Madaxweynayaasha DG Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe & Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ay qayb uga noqdaan Shirka Madasha Soomaaliya & Saaxiibada Caalamka. Shirkaan ayaa lagu wadaa in uu Berri oo Isniin ah kuna beegan 7-da December 2020 uu ka furmo Magaalada Muqdisho, waxaana ka qaybgalaya Hogaamiyayaasha heer federal & heer Dowlad Goboleed…

CXD oo Shabeelaha Hoose ka sameeyay Howlgal sababay dhimasho

Ciidamada Xoogga Dalka ayaa howlgal sababay dhimasho & dhaawac ka sameeyay deegaanno dhowr ah oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose sida ay xaqiijiyeen saraakiisha hoggaamineysay. Deegaannada Askarta Dowladda Federaalka howlgalka ay ka fuliyeen ayaa kala ah: Wala-galeen, Galka saalimow, Dahaad ,Ceel-maracade & Garas Gawaan oo katirsan Gobolka Shabeelaha Hoose. Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi oo la hadlay Warbaahinta Dowladda ayaa sheegay…

Waa Kuma Goddoomiyaha cusub ee guddiga Doorashooyinka? –

Kulan ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho Guddiga lagu muransan yahay ee Doorashooyinka  ayaa guddomiye u doortay Maxamed Xasan Maxamed oo muddo katirsanaa Raadiyaha Ergo oo fadhigiisu yahay Nairobi, Haddaba waa kuma Maxamed Xasan? Noloshiisa: Maxamed Xasan waxa uu ku dhashay deegaanka Widhwidh ee gobolka Togdheer, Todobaatameeyadii ayaa Qoyskiisu kamid noqday reerihii dowladdu ka soo rartay gobolka Togdheer oo ay xilligaas abaartu saameysay, degmada Jamaame ee gobolka…

Dowladda Soomaaliya oo ka xumaatay go’aanka Trump ee

Go’aanka Donald Trump ee ah inuu ciidamada Mareykanka kala baxo Soomaaliya maalmaha yar ee ka dhiman madaxweynenimadiisa ayaa waxaa diidmo kala horyimid qaar kamid ah Soomaalida, kuwaasoo ka codsaday madaxweynaha imanaya ee Maraykanka Joe Biden inuu ka laabto go’aanka. Senetar Ayuub Ismaa’iil Yuusuf oo ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa ka mid ah dadka aad uga horyimid go’aanka Hogaamiyaha waqtigiisu dhamaaday ee Maraykanka Donald Trump. Pentagon-ka ayaa sheegay in Trump…

Muxuu yahay Ajandaha shirka labada mar baaqaday ee gollaha

Shirka gollaha wasiiradda Soomaaliya oo uu shirgudoomiyay Ra'iiul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Gollaha Wasiiradda Xukuumadda Soomaaliya ayaa dib u dhigay shir aan caadi ahayn oo la filayay in ay Maanta yeeshaan, kaasoo oo ajandihiisu ahaa in go’aanno looga soo saaro xiisadda diblomaasiyadeed ee Soomaaliye iyo Kenya. Wasiiradda ayaa sidoo kale lagu wadey in ay soo saaraan go’aan ka dhan ah Jubbaland oo khilaaf xoog leh kala dhaxeeya dowladda Faderaalka Soomaaliya, waxaana…

Midowga Mushariinti oo “boob hanti qaran” ugu yeeray bixinta

Golaha Midowga Murashaxiinta oo walaac xoog leh ka muujiyay waxa ay ugu yeereen ‘boobka hanti qaran’ ayaa sheegay in ay lidi ku tahay nidaamka Dowladda in Xukumadda Soomaaliya ay bixiso rugsadaha shidaal baarista Soomaaliya iyada oo dalku ku jira marxalad doorasho. “Golaha wuxuu u arkaa in ay boob hanti qaran tahay in iyadoo lagu jiro marxalad doorasho oo kala-guur ah, ay Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta DFS ku dhiirrato bixinta ruqsadaha baarista Batroolka” ayaa lagu yiri…

Wasiirka Maaliyadda Itoobiya oo Taageera dhaqaale u dalbday

Wasiirka Maaliyadda Dowladda Federaalka Itoobiya Axmed Shide ayaa ka hadlay saameynta dhaqaale ee laga dhaxlay Dagaalka Ismaamulka Tigray & Ciidamada Federaalka & kaalmada ay u baahan tahay Dowladdiisa. Axmed Shide oo Warbixin siinayay Guddiga Fulinta ee Iskaashiga Horumarinta ayaa sheegay in dhibaatooyin dhaqaale xumo, Xaalado Bani aadamnimo & raadinta nabadda aan looga maarmin Ismaamulka Tigray, kadib markii uu martigeliyay Howlgalka Sharci kusoo celinta…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More