Browsing Category

Somalia

Somalia news, politics, security, diplomacy, and public affairs from Axadle, with breaking updates and analysis from Mogadishu and across the country.

Sawirro: 24 ka tirsanaa Al-Shabaab oo howl-gal qorsheysan la…

Baydhabo (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay howl-gal qorsheysan oo ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed saacadihii lasoo dhaafay ay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Baay. Howl-galka ayaa daba socday weeraro ay Al-Shabaab ku qaadeen saldhigyo ciidamada dowladda ay ku leeyihiin degmada Diinsoor ee gobolka Baay, kuwaas oo ay jawaab ka bixiyeen ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo isku…

Ciidamada DF oo dagaal kula wareegay deegaan hoostaga Dhuusa…

Dhuusamareeb (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in saaka dagaal xoogan oo u dhexeeyey ciidanka milatariga Soomaaliya iyo Al-Shabaab uu ka dhacay duleedka magaalada Dhuusamareeb. Dagaalka ayaa yimid, kadib markii ciidamada dowladda ay howlgal ku qaadeen deegaanka Orshe oo ay ku sugnaayeen dagaalyahano ka tirsan kooxda Al-Shabaab, waxaana halkaasi ka dhacay dagaal culus oo la’isku adeegsaday…

Wadani iyo Ucid oo ku guuleystay maamulka Burco iyo Laascaan…

Hargeysa (Axadle) – Xisbiyada mucaaradka ee Gobaladda Waqooyi ayaa guullo ka soo hoyey doorashada hoggaanka golaha deegaanka ee magaalooyinka Burco iyo Laacsaanood oo ka kala tirsan gobollada Togdheer iyo Sool oo dhaca waqooyiga dalkeena Soomaaliya. Burco waxaa guddoomiyaha golaha deegaanka loo doortay, Cabdirisaaq Hero, halka ku xigeenkiisana loo doortay Mukhtaar Baaryare, sida uu shaaciyey maamulka doorashada. Labada mas’uul ayaa ka wada tirsan…

Lafta Gareen oo abaabul iyo qorshe cusub ka bilaabay Waajid …

Baydhabo (Axadle) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) oo xalay ku hoyday degmada Waajid ee gobolka Bakool ayaa kulamo kala duwan ka bilaabay degmadaasi. Lafta Gareen ayaa qaabilay qeybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan Waajid, isaga oo ka xog wareystay xaaladda nololeed ee degmadaasi oo go’doon ugu jirta…

President Félix Tshisekedi condemns again

Congolese President Félix Tshisekedi on Saturday, June 19, condemned mafia exercises and "shenanigans" within the country's armed forces and institutions. These remarks were made in Bunia, the capital of Ituri, during an exchange with representatives of the people of the province. "There is a problem with manpower in our army,"…

Musharraxiinta u taagan xilka madaxweynaha oo laga dalbaday …

Muqdisho (Axadle) – Siyaasiga mucaaradka Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ka qeyb-galayey dood lagu qabtay barta Twitter Space ayaa ka hadlay arrimaha doorashooyinka, gaar ahaan tartan adag ee loogu jiro xilka madaxweynaha. Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame oo ah hoggaamiyaha xisbiga Wadajir ayaa sheegay in dhammaan musharraxiinta looga baahan yahay inay shacabka u soo bandhigaan hantidooda, ka hor doorashooyinka Soomaaliya ee dhowaan ka…

Yuusuf Xasan oo KENYA kala hadlay afduubka ka dhanka ah Soom…

Nairobi (Axadle) – Xildhibaanada asalkooda uu yahay Soomaalida ee ku jira baarlamaanka Kenya ayaa bilaabay dadaallo xoogan oo ku aadan sidii wax looga qaban lahaa afduubka ka dhanka ah Soomaalida ee ka billowday magaalada Nairobi ee dalkaasi. Yuusuf Xasan Cabdi oo laga soo doorto deegaanka Kamukunji oo ah halka ugu daran oo uu ka jiro afduubka ayaa shaaca ka qaaday in laamaha ammaanka dowladda Kenya uu kala hadlay dhacdooyinkii ugu dambeeyey…

controversy after the Senate’s refusal to raise

Conflicting decisions between, on the one hand, the National Assembly authorizing national deputies to be heard by the courts and, on the other hand, the Senate rejecting the waiver of the immunity of certain members of this House. Voices have been raised to mourn the scandal over senators' attitudes that, according to some structures, have hampered justice.…

new restrictions on the increase in the case of

Travel by private or public transport is now prohibited anywhere in the country, with the exception of tourist vehicles and important workers. The curfew starts at 19.00, instead of 21.00 earlier, places for worship and sporting events are closed for 42 days. As a return to the restrictions introduced for the first containment in March 2020.…

Dhaawaca Korneel Saneey Cabdulle oo loo diiday DF

Muqdisho (Axadle) – Sida ay noo xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo ka tirsan ciidamada Milateriga Soomaaliya, odayaal dhaqan iyo siyaasiin, waxaa dowladda Soomaaliya loo diiday in ay qaaddo dhaawaca Korneel Saneey Cabdulle oo shalay ku dhaawacmay qarax ka dhacay gobolka Shabeellada Dhexe. Xogta aan helnay ayaa tilmaameysa in xubno kamid ah ehellada Korneelka ay shalay taliyaha xoogga dalka ka diideen in diyaarad gaar ah oo Helicopter ah, isla markaana ay dirtay dowladda Soomaaliya lagu soo qaado kadibna la dhigo…