Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

The Haftar militia kills citizens as UN states develop

UN Special Envoy for Libya Jan Kubis said that progress towards a political solution to the North African country's decadelong conflict had stalled as the Libyan army had accused militias loyal to Putist General Khalifa Haftar of killing one person. The spokesman for the army unit Sirte-Jufra Joint Operations, General Abdulhadi Dirah, told Anadolu Agency (AA) that the 77th Division of the pro-Haftar forces killed Mohammed Juma in Jufra. The current situation is tense in Jufra, and residents have begun…

Xulumadda uu hogaamiyo Farmaajo oo ka saartay shaki ay doorashada ka qabeen

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa ka hadlay xaaladda dalka, gaar ahaan ammaanka doorashooyinka sanadkan ka dhacaya gudaha Soomaaliya. Xundubey ayaa marka hore shaaca ka qaaday in saraakiisha laamaha amniga dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeen sugida amniga goobaha loo qorsheeyey doorashooyinka. Sidoo kale wuxuu meesha ka saaray walaaca iyo…

Kooxo hubeysan Iyo Ciidamada ammaanka oo ku dagaalamay Muqdisho

Muqdisho (Axadle) – Faah faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay weerar loo adeegsaday bam-gacmeed oo xalay ka dhacay qeybo ka mid ah Caasimadda Muqdisho, siiba degmada Kaxda ee gobolka Banaadir. Weerarkan oo uu xigay dagaal toos ah ayaa ka dhacay saldhigga Booliska degmada Kaxda, kadib markii ay weerareen xubno ka tirsan kooxda Al-Shabaab. Ilo dadka deegaanka ah ayaa Axadle u sheegay in iska hor imaad muddo…

Maalintiisii labaad Ayuu Galay Shirka Doorashooyinka

Muqdisho (Axadle) – Shirka wada-tashiga ee arrimaha doorashooyinka ee u dhexeeya dowladda federaalka iyo dowlad goboleedyada ayaa galay maalintiisii labaad, kadib markii uu shalay si rasmi ah u daah-furay ra’iisul wasaare Maxamed Xuseen Rooble. Shirkan oo ah mid xasaasi ah ayaa ku billaabmay jawi deggan, waxaana ka qeyb-galaya shanta madaxweyne goboleed ee dalka iyo sidoo kale duqa Caasimadda Muqdisho. Intiisa badan waxaa shirkan diirada lagu…

Muqdisho oo kulan weyn Logu qabtay ciidankii diiday Mudo kororsiga

Muqdisho (Axadle) –Degmada Deyniile ee gobolka Banaadir waxaa maanta lagu qabtay kulan loogu mahad celinaayey saraakiishii, askartii  iyo mas’uuliyiintii sida xoogga ah uga hor-tagtay mudo kororsigii fashilmay ee uu dhawaan sameystay madaxweynaha waqtigu ka dhamaaday Maxamed Cabdullahi Farmaajo. Kulankaas oo ay kasoo muuqdeen xildhibaano, odayaal dhaqan iyo saraakiil isku heyb ah oo ka soo wada jeeda beesha Murusade ayaa geesiyaal Qaran loogu aqoonsaday ciidamadii Badbaado Qaran ee gudaha u soo galay Caasimada Muqdisho,…

Maxaa ka jira in Dhallinyarada loo diiday qaadashada baasaboorka

Muqdisho (Axadle) – Waxaa isa soo taraya dhallinyarada ku nool Caasimadda Muqdisho ee ka cabanaya in loo diiday qaadashada Baasaboorka Soomaaliga ah, kadib markii lagu amray in ay iska soo jaraan timaha horey iyo gadaal kala dheer ama foodda ay u jaran tahay. Axadle ayaa la kulantay dhowr qof oo kamid ah dhalinyarada Muqdisho ee loo diiday Baasaboor ilaa ay iska jaraan foodda, waxayna…

Doorasho ka dhacda Baydhaba oo la doonayo in lagu xiro …

Baydhaba (Axadle) – Waxaa magaalooyinka Muqdisho iyo Baydhaba si weyn uga socda abaabulka kulamo iyo banaan-baxyo looga soo horjeedo Madaxweynaha Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Lafta-gareen.  Ilo wareedyo muhiim ah ayaa Axadle u sheegay in abaabulka socda uu yahay mid lagu diidan yahay in ay doorasho ka dhacdo Koonfu Galbeed, ilaa laga soo daayo Sheekh Mukhtaar Roobow Cali…

DF oo ka hadashay weerar lagu qaaday xarun ay leedahay

Gaza (Axadle) – Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa si kulul u cambaareysay duqeymo ay ciidamada Israel la beegsadeen xarunta Hay’adda Bisha Cas ee Qatar ay ku leedahay Marinka Gaza ee dhulka Falastiin. Weerarkan oo dhacay Isniintii 17-kii May, intii ay socdeen weeraraddii Israel ee Gaza, ayaa lagu dilay laba qof oo Falastiiniyiin ah, ayada oo 10 kale lagu dhaawacay. Qoraal kasoo baxay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliyaa ayaa lagu yiri…

Dareen noocee ah ayey mucaaradku ka qabaan habka uu ku furma…

Muqdisho (Axadle) – Inta badan musharaxiinta sanadkan u taagan xilka madaxtinimada Soomaaliya ayaa saacadihii u dambeeyey soo saaray qoraallo ay ku soo dhaweeyeen hanaanka uu ku furmay shirka Golaha Wadatashiga Qaran ee u dhaxeeya ra’iisul wasaare Rooble iyo madax goboleedyada dalka. Waxa ay muujiyeen rajada ay ka qabaan doorasho heshiis lagu wadayahay oo ka qabsoonta dalka, iyagoo bogaadiyey dareenka iyo dabacsanaanta ay la yimaadeen madaxda ka…

Madoobe iyo Deni oo kulan leh siyaasiyiinta Ay isku hayb yihiin

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynayaasha dowlad goboleedyada Jubaland iyo Puntland ayaa caawa kulan gaar ah Muqdisho kula leh siyaasiyiinta ka soo jeeda gobollada waqooyiga ee Somaliland ee ku sugan Caasimadda Muqdisho. Siyaasiyiintaas waxaa hoggaaminaya Ra’iisul Wasaare ku xigeenka dalka Mahdi Maxamed Guuleed, waxaana kulanka looga hadlayaa xalinta tabashooyinka ka jira kuraasta…