Browsing Category

Somalia

Somalia | Wararka Maanta | Somali Latest Breaking News and the expert analysts you can trust.

Xog: Qoddobka ugu adag ee illaa hadda hareeyey shirka dooras…

Muqdisho (Axadle) – Shirka Golaha Wada-tashiga Qaran ayaa lasoo geba-gebeeyey maalintii labaad, ayadoo weli ay jiraan in aad la isgu hayo qodobada qaar ee la xiriira hannaanka doorashooyinka. Sida ay Axadle u sheegen dad ka agdhow shirkaas, qoddobka ugu adag ee doodiisu ay hareysay shirka maanta ayaa ahaa arrinta Somaliland, ayada oo labada dhinac ee isku haya arrinta Somaliland aysan ku qanacsaneyn qoddobkii is-fahamkii shirkii Baydhabo.…

Taliye Xijaar oo is-beddel ku sameeyey taliska booliska G/Ba…

Muqdisho (Axadle) – Janeraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar Taliyaha guud ee ciidanka booliska Soomaaliya ayaa maanta isbedello ku sameeyay qaar ka mid ah talisyada saldhigyada booliska ee degmooyinka gobolka Banaadir, sidoo kale waxa uu magacaabay Taliye ku xigeenka qaybta guud ee gobolka Banaadir. Ugu horeyn Taliye ku xigeenka qeybta booliska gobolka Banaadir ayaa loo magacaabay G/Sare Cali-dhuux Cabdi Mahad-Alle, maadaama taliye ku xigeenkii hore…

Xasan Sheekh oo qoraal ka soo saaray shirka Muqdisho – Caasi…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku soo dhaweeyey, isla markaana ku bogaadinayo hanaanka uu ku socdo shirka golaha wadatashiga Qaran oo maalin ka hor Muqdisho uga furmay ra’iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho. “Sooyaalka siyaasadda dalkeena waxa uu na barayaa in wadahadal kasta oo niyad-wanaag ku saleysan uu dhaliyo natiijo ay dadkeennu ku…

Xasan Sheekh oo qoraal aysan la wadaagin musharaxiinta kasoo…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo saaray war-saxaafadeed uu ku soo dhaweeyey, isla markaana ku bogaadinayo hanaanka uu ku socdo shirka golaha wadatashiga Qaran oo maalin ka hor Muqdisho uga furmay ra’iisul wasaare Rooble, madaxda dowlad goboleedyada iyo duqa Muqdisho. “Sooyaalka siyaasadda dalkeena waxa uu na barayaa in wadahadal kasta oo niyad-wanaag ku saleysan uu dhaliyo natiijo ay dadkeennu ku…

Somaliland oo jawaab kulul ka bixisay go’aan kasoo baxay DF …

Hargeysa (Axadle) – Somaliland ayaa jawaab adag ka bixisay tallaabo ay dhawaan qaaday wasaaradda waxbarashada Soomaaliya, oo ay ku shaacisay liis 41 jaamacadood oo ay aqoonsatay, kuwaasi oo ay ku jireen jaamacado ku yaala gudaha Somaliland. Guddiga Tacsliinta Sare ee Soomaliland oo kulan ku yeeshay magaalada Hargeysa ayaa si adag uga hadlay arrintaas oo ay sheegen inaysan jirin wax ka khuseeya wasaaradda waxbarashada Soomaaliya jaamacadaha…

Xafiiska Rooble oo ka warbixiyey natiijada shirkii maanta ee…

Muqdisho (Axadle) – Xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal kasoo saaray Shirka Wadatashiga Qaran ee doorashooyinka oo maanta galay maalintii labaad. Shirka oo uu maanta shir-guddoominayay ra’iisal wasaare Rooble ayaa waxaa laga sameeyay horumar wanaagsan, sida lagu sheegay qoraalka kasoo baxay xafiiska ra’iisal wasaaraha dalka, Maxamed Xuseen Rooble. “Madaxda ayaa bilaabay ka doodista qodobbada…

Sacuudiga oo go’aan rasmi ah kasoo saaray Xajka sanadkan – C…

Makkah (Axadle) – Boqortooyada Sacuudiga ayaa markii ugu horeysay si faahfaahsan uga hadashay xajka sanadkaan iyo qaabka uu noqon doono, iyadoo soo rogtay amaro hor leh oo ku saabsan xajka sanadkaan 2021. Dowladda Sacuudiga ayaa ugu horeyn sheegtay in sanadkaan xajka loo ogolaan doono illaa 60,000 oo qof oo 10 kun oo kamid ah ay ka xajin doonaan gudaha Sacuudiga, halka 50-ka kun ee kale ay ka imaan doonaan wadamada Adduunka. Dowladda Sacuudiga…

Xukumadda Soomaaliya oo sheegtay xilliga lasoo Gabagabeynaayo shirka doorashada

Muqdisho (Axadle) – Wasiirka wasaaradda amniga xukuumadda Soomaaliya, Xasan Xundubey Jimcaale oo la hadlay warbaahinta dowladda ayaa shaaciyey xiliga lagu wado in lasoo afmeero shirka qaran ee wada-tashiga doorashooyinka dalka. Wasiirka ayaa sheegay in shirka ay isku horfadhiyaan madaxda dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir aan lagu daahi doonin, maadama is-faham horudhac ah laga gaaray qoddobo xasaasi ah oo ay ka dhaqaaqi waayeen shirarkii hore. Waxa uu xusay in shirka wada-hadalada doorashada…

DR Congo’s Goma was ‘saved’ as a lava stable after

Thousands have fled the eruption of Mount Nyiragongo in the Democratic Republic of Congo (DR Congo) when a river of boiling lava mercifully stopped on the outskirts of Goma on Sunday, saving the city in the east of the country from disaster. Fire and strong fumes originated from the black-melted cliff when it engulfed houses, on its way to Goma Airport on Lake Kivu, says a correspondent from Agence France-Presse (AFP). But the military governor of northern Kivu province said the "city was spared" after…