Browsing Category

Somalia

Xog: La-taliyaha Farmaajo Cabdi Cali Raage oo laga celiyay g…

Kismaayo (Axadle) – Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta dowlad goboleedka Jubaland ayaa sheegaya in saaka garoonka diyaaradaha Kismaayo laga celiyey Cabdi Cali Raage oo ah shaqsi si weyn ugu dhow madaxweynaha muddo xileedkiisu dhamaaday, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo. Saraakiil sarre oo ka tirsan garoonka Kismaayo ayaa Axadle u sheegay in Cabdi Cali Raage lagu…

Howl-gal ka dhacay Muqdisho oo lagu qabtay Burcad horleh – C…

Muqdisho (Axadle) – Ciidamada ammaanka ee dowladda federaalka ah ee Soomaaliya oo weli howl-gallo ka wada Caasimadda Muqdisho ayaa markale gacanta ku dhigay kooxo burcad ah, xilli ay dhac ka geysanayeen gudaha degmada Kaaraan ee gobolka Banaadir. Raggan oo watay mooto Bajaaj iyo qoray AK47 ah ayaa waxaa lagu qabtay howl-gal ay sameeyeen ciidamada ammaanka, kaas oo uu ka qeyb-qaatay maamulka. Sidoo kale saraakiisha laamaha ammaanka oo soo badhigay…

the deputies were convened to examine the draft

This is an extraordinary session following the adoption of the text in the Council of Ministers on Monday 5 July. In perspective: local elections, postponed several times and finally sat until January 23, 2022. as reported from Dakar, Charlotte idracWe must act quickly: the law on the election law must be adopted by 23 July.…

DF Soomaaliya oo jawaab kulul ka bixisay warbixintii Global …

Muqdisho (Axadle) – Dowladda federaalka ah ee Soomaaliya ayaa jawaab ka bixisay warbixin dhowaan kasoo baxday Global Initiative oo ah urur caalami ah oo daraaseeya dambiyada abaabulan, wuxuuna si gaara uga hadlay arimaha kalluumeysiga. Warqad kasoo baxday wasaaradda kalluumeysiga xukuumadda Soomaaliya oo loogu jawaabayey Global Initiative ayaa lagu sheegay in warbixinta uu soo saaray ururkaasi ay tahay dacaayad lagu suura xumeynayo horrumarada…

Qarax xooggan oo xalay ka dhacay dekedda DUBAI – Caasimada O…

Dubai (Axadle) – Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa xalay ka dhacay qarax xooggan oo sababay dab qabsaday qeybo ka mid ah dekeedda. Qaraxa ayaa sababay holac xooggan oo laga arkayey hawada sare ee qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa hadda sheegaya inay xaaladda gacanta ku hayaan oo ay xakameeyeen. “Dab ka dhashay qarax ka dhacay mid ka mid ah konteenarada…

NGO Sea-Watch files a complaint against Italy

The Sea-Watch organization filed a complaint in Agrigento, Sicily, against the Libyan Coast Guard for trying to kill 63 migrants at sea. Facts go back to June 30 and were filmed by aid workers. After the violence at sea, the legal puzzle. as reported from Rome, Anne TrécaCan the Italian judiciary prosecute the Libyan…

Qarax xooggan oo caawa ka dhacay dekedda Dubai

Dubai (Axadle) – Markab ku xirnaa dekedda magaalada Dubai, oo mid ka mid ah dekedaha ugu weyn caalamka, ayaa waxaa caawa ka dhacay qarax xooggan oo sababay dab qabsaday qeybo ka mid ah dekeedda. Qaraxa ayaa sababay holac xooggan oo laga arkayey hawada sare ee qeybo ka mid ah magaalada, hase yeeshee mas’uuliyiinta ayaa hadda sheegaya inay xaaladda gacanta ku hayaan oo ay xakameeyeen. “Dab ka dhashay qarax ka dhacay mid ka mid ah konteenarada saarnaa markab ku xirnaa dekedda Jabel Ali ayaa la xakameeyey. Ma jiro wax khasaare…

Puntland State oo jawaab kulul ka bixisay weerarkii uu wasiir Jama…

Garowe (Axadle) – Puntland ayaa ka jawaabtay hadal maanta kasoo yeeray wasiirka qorsheynta xukuumadda federaalka Soomaaliya, Jamaal Maxamed Xasan, oo madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ku eedeeyey inuu yahay musharax u taagan xilka madaxweynaha Soomaaliya, balse uu is qarinayo, si uu saameyn ugu yeesho xildhibaanada federaalka ee laga soo dooranayo degaanada Puntland. Afhayeenka maamulka Puntland, Jaamac Dabaraani ayaa oo ka jawaabay…

Daawo: Puntland State oo xukun dil ku fulineysa 8 qof oo kale – Ca…

Gaalkacyo (Axadle) – Maxkamadda ciidamada Puntland ayaa maanta dil toogasho ah ku xukuntay 8 dhalinyaro ah oo la sheegay in ay ahaayeen shabakad ka tirsan Al-shabaab oo dilalka madax-jabinta iyo qaraxyada ka geysan jiray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug. Kadib dhegeysiga gar-maqalka dacwadda loo haysto 8-da xukmane, oo ka dhacday xarunta Maxkamadda ee magaalada Gaalkacyo ayuu…

Gabadha Soomaalida ah ee loo haysto afduubka saaxiibteed oo …

Nairobi (Axadle) – Eedeysanayaasha loo heysto kiiskii afduubka ahaa ee lagula kacay haweeney Soomaaliyeed oo gacansato aheyd oo lagu magacaabo Xafsa Maxamed Luqmaan ayaa maanta waxay maxkamadda ku taala Nairobi kusii deysay damaanad, sida ay daabaceen wargeysada Kenya. Xafsa Cabdi iyo Jackson Njogu oo ah eedeysanayaash loo haysto kiiska afduubka ah ee Xafsa Luqmaan ayaa markii ay maxkamadda kusii deysay damaanada ku amartay inaysan wax xiriir ah la sameyn karin dhibanaha iyo markhaatiyaasha kiiska. Xafsa Maxamed…