Laamaha ammaanka Hir-Shabeelle oo Baaris ka sameeyay
Magaalada Jowhar Xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa howlgal ka sameeyay Ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedkaas, Askar dhawaan la geeyay & Ciidamo katirsan DFS oo…
Magaalada Jowhar Xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa howlgal ka sameeyay Ciidamada ammaanka Dowlad Goboleedkaas, Askar dhawaan la geeyay & Ciidamo katirsan DFS oo…
Ciidamo ka tirsan booliska Magaalada Beledweyne ee Xarunta gobolka Hiiraan ayaa joojiyay banaanbax looga soo horjeeday dhismaha Maamulka Hir-Shabeelle ee ka socda…
Sawirka Baraha Bulshada Waxaa magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle ka socda dhaqdhaqaaq xoog leh oo ku aadan soo xulista xildhibaanada…
Sawir hore Askarta Burundi Askar katirsan Ciidamada Burundi ee xiran Koofida Cagaaran Howlgalka Ururka Midowga Afrika AMISOM ayaa qarax loo dhigay inta…
Wasiirka Amniga DG Hir-Shabeelle Maxamed Cabdiraxmaan khayre ayaa kulan looga xaajoonayay sugidda ammaanka deegaannada Hir-Shabeelle la yeeshay saraakiil ka kala tirsan QM,…
Odayaal dhaqameed maanta gaaray magaaladda Jowhar ee Xurunta Dowlad-goboleedka Hirshabeelle. Magaalada Jowhar ee xarunta dowlad goboleedka Hirshabelle waxaa maanta oo Axada gaaray…
sawir hore Inta la xaqiijiyay Illaa saddex askari oo ka tirsan ciidanka Xoogga dalka ayaa ku dhimatay halka labo kalana ay ku…
DFS ayaa Magaalada Jowhar geysay Ciidamada gaarka u tababaran ee Haramcad sida ay xaqiijiyeen ilo wareedyo kala duwan oo mustaqbal la wadaagay…
Magaalada Jowhar ee xarunta DG Hir-Shabeelle waxaa ka socda dhaq-dhaqaaq siyaasadeed oo la xiriira dhismaha Baarlamaanka labaad ee Maamulkaas, loolanka Kursiga Hogaamiyaha…
Ciidamada Booliiska DG Hir-Shabeelle ayaa Magaalada Jowhar ee xarunta Maamulkaas ka bilaabay howlgalo lagu baarayo xaafadaha Degmadaas, Gaadiidka & la socodka dhaq-dhaqaaqa…
Sawirka Baraha Bulshada Magaaladda Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe waxaa ka socda diyaar garowga doorashada xildhibaanada 2 aad ee dowlad-goboleedka Hirshabeelle…