Soomaaliya Lama Iibin Karo: Shacab Mideysan oo Garab Taagan Dowladdooda Difaaca Madaxbannaanida Qaranka Darteed
Taariikhda ummad kasta waxaa soo mara waqtiyo masiiri ah oo shacabkeeda looga baahan yahay inay meel iska dhigaan kala-aragti-duwanaanta siyaasadeed, xulufada gobollada iyo qabyaaladda, si ay u difaacaan arrin ka weyn danahooda gaarka ah:…