SHANTA Xiddig Ee Ugu Caqliga Badan Taariikhda Kubadda Cagta Oo Cilmi
Inta ugu badan ciyaartoyda kubadda cagta caalamka ayaa ah kuwo lagu qiimeeyo taam ahaanshahooda, xawaarahooda iyo xirfadooda balse waxa jira kuwo kale oo hoggaanka ka haya dhinaca caqli badnaanta (IQ).Baadhis ay haatan samaysay jaamacada Stockholm University ayay kusoo saartay 5% dadka ah ee ugu caqliga badan dunida waxaana kusoo baxay shan kamida xiddigaha ugu magaca dheer kubadda cagta.1: Gerard Pique – Natiijadiisa Caqli Badnaanta (170)Aan ku bilawnee booska 1-aad ayuu ku jiraa daafaca Barcelona ee Gerard Pique, 34 sano…