RASMI: Juventus Oo War Rasmi Ah Kasoo Saartay Mustaqbalka Cristiano
Kooxda kubadda cagta Juventus aya war kasoo saartay mustaqbalka xiddiga reer Portugal ee Cristiano Ronaldo oo sannad ka hadhsan yahay heshiiskiisa, isla markaana lala xidhiidhinayay inuu ka tegayo xagaagan.Madaxweyne ku-xigeenka Juventus ee Pavel Nedved ayaa sheegay in uu Cristiano Ronaldo sii joogi doono Turin xilli ciyaareedkan, waxaanu meesha ka saaray wararka sheegaya in uu laacibkani ka baxayo kooxdaas xagaagan.Cristiano Ronaldo ayaa xagaagan oo dhan la isla dhex-marayay inuu kusii jeedo kooxda reer France ee PSG kaddib…