Xijaar oo is-beddel ku sameeyey mid ka mid ah xilalkii ugu m…
Muqdisho (Axadle) – Taliyaha Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, Jeneraal Cabdi Xasan Maxamed Xijaar ayaa maanta xilkii ka qaaday afhayeenkii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, una magacaabay mid cusub.
Taliye Xijaar ayaa afhayeenka Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed u magacaabay Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan oo ka mid ahaa ciidanka Booliska Soomaaliueed.
Gashaanle Cabdifataax Aadan ayaa…