TOP 30: Sancho, De Bruyne, Salah: Waa Kuma Xiddiga Ugu Qiimaha Badan
Mid ka mid ah sheekooyinkii ugu waqtiga dheeraa taariikhda suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo dhamaatay gellinkii dambe ee JImcaha markii ay Manchester United ku dhawaaqday in ay si rasmi ah ugala soo wareegtay Borussia Dortmund laacibka reer England ee Jadon Sancho.Heshiiska Sancho ayaa Ole Gunnar Solskjaer u noqon kara mid beddela ciyaartiisa, isla markaana tayo cusub iyo awood ciyaareed kusoo kordhiya, haddii uu si dhab ah ula yimaaddo qaab ciyaareedkiisiii afartii sannadood ee uu joogay Borussia Dortmund amaba uu…