TOP 30: Sancho, De Bruyne, Salah: Waa Kuma Xiddiga Ugu Qiimaha Badan

Mid ka mid ah sheekooyinkii ugu waqtiga dheeraa taariikhda suuqa kala iibsiga ciyaartoyda ayaa soo dhamaatay gellinkii dambe ee JImcaha markii ay Manchester United ku dhawaaqday in ay si rasmi ah ugala soo wareegtay Borussia Dortmund laacibka reer England ee Jadon Sancho.Heshiiska Sancho ayaa Ole Gunnar Solskjaer u noqon kara mid beddela ciyaartiisa, isla markaana tayo cusub iyo awood ciyaareed kusoo kordhiya, haddii uu si dhab ah ula yimaaddo qaab ciyaareedkiisiii afartii sannadood ee uu joogay Borussia Dortmund amaba uu…

Wararkii ugu dambeeyey Kismaayo iyo Axmed Madoobe oo magacaa…

Kismaayo (Axadle) – Baarlamaanka Maamul Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta oo ku began 25-ka July 2021 dooranaya Senatarada Aqalka Sare BFS sida uu shaaciyay Guddiga Doorashooyinka Dadban ee Dowlad-Goboleedkaas & Guddiga kale ee Baarlamaankaas uu magacaabay. Magaalada Kismaayo xarunta KMG ah ee DG Jubbaland waxaa ka socda diyaargarowga doorashada 8-da Senatar ee Dowlad-Goboleedkaas…

Xog: Sidee FARMAAJO uga faa’iideysanayaa xiisadda beelaha HA…

Muqdisho (Axadle) – Madaxweynaha muddo xileedkiisa dhamaaday ee Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, oo ka faa’ideysanaya tabashooyinka ay qabaan beelaha Cabdalla Caroone iyo Nugaale Caroone ee Harti-Abgaal, ayaa sameeyay isku dayo uu kuraasta uga weecinayo beelaha Agoonyar Gaabe iyo Owbokar Gaabane. Warar lagu kalsoonyahay oo ay heshay Axadle ayaa sheegaya in Madaxweyne Farmaajo uu xildhibaanada Cabdullaahi Maxamed Nuur iyo Maxamed Abuukar…

human rights organizations welcome

After Malawi and Chad, Sierra Leone abolished the death penalty on Friday. A step forward that is welcomed by human rights and civil society organizations, who, however, believe that this is only the first step. The Post-War Truth and Reconciliation Commission recommended the abolition of the death penalty in Sierra Leone. It…

4 qodob oo lagu xalin doono khilaafaadyada doorashada Aqalka…

Muqdisho (Axadle) – War-saxaafadeed ka soo baxay Guddiga Xallinta Khilaafaaadka doorashada dadban ka dhaceysa ayaa soo saaray habraaca xallinta khilaafaadka doorashada Senatorrada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya oo maalmaha soo socda ay doorashadoodu ka bilaabaneyso xarumaha dowlad goboleedyada dalka. “Guddigu wuxuu la wadaagayaa Musharaxiinta iyo Codbixiyaasha Aqalka Sare Habraaca Xallinta Khilaafaadka Doorashada Aqalka Sare ee…

several thousand students stuck in

Their parents are asking for help to evacuate their children from Tigray. as reported from Nairobi, Albane ThirouardSince the rebel forces from Tigray took over Mekele, the communications network has been cut off again and most roads in the region have been blocked. In addition, there is a lack of food. In total, more than…

What a mission for the Congolese Basile Ikouébé,

The High Representative of the African Union for the political transition of Chad, who already occupied the post of Special Envoy for the same organization, will land in Ndjamena on Sunday to "take up his post". His arrival was eagerly awaited in Chad, the only African country that has not been sanctioned by the AU since the…

Concerns over the recurrence of malaria in

In Chad, malaria is a major public health problem. But this year, the capital's hospitals remain overwhelmed. as reported from Ndjamena, Aurélie Bazzara-KibangulaIt is the leading cause of death in children under five years of age. The recurrence of cases of this deadly parasitic disease is very worrying, especially during the…

Tunisia Ahmed Hafnaoui in gold in 400 m swimming

Tunisia's Ahmed Hafnaoui won the gold medal in the 400 m freestyle at the Tokyo 2021 Olympics, the first African title at the Olympics, on July 25. The 18-year-old swimmer created a huge surprise and already gave Tunisia a second charm. Tunisia will definitely strike a blow at the start of the Tokyo 202 Olympics. After Mohamed…

Jeneral Maxamed Cali oo sheegay in la xiray ganacsato dhaqaa…

Jigjiga (Axadle) – Ciidamada amniga ee Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa Magaalada Jigjiga ku xirxiray 28 xubnood, oo lagu eedeeyay inay taageero maaliyadeed siinayeen Ururka TPLF ee ka dagaalama Gobolka Tigray. Taliyaha Guud ee Booliska Dowlad Deegaanka Soomaalida, General Maxamed Cali Xasan ayaa dadkan ku eedeeyay in ay dhaqaale ku taageerayeen TPLF oo dowladda dalkaasi ay u aqoonsatay urur argagixiso. “Dagaalka TPLF ay wadaan wuxuu ka…