Euro 2020: The final alternative awards

It came, it went, and it left a hell of a mark. Euro 2020 was one of the best international tournaments in memory, and when the dust settles, even beaten finalists England will look back on it with a smile on their faces and fond memories. Before we officially say goodbye to the competition that was welcomed in the summer and encouraged us all after 18 months stuck in a pandemic, however 90 minutes have looked back at some of the highlights and come up with a price list like no other. Here are your Euro 2020 alternative…

Ra’iisal Wasaaraha Ingiriiska Oo Lagu Eedeeyey Inuu Qayb Ka Ahaa

Ra’iisal wasaaraha waddanka Ingiriiska ee Boris Johnson ayaa  lagu eedeeyey inuu qayb ka ahaa cunsuriyaddii loo geystay xiddigaha xulka England ee lumiyey rikoodheyaasha ciyaartiii finalka Euro ee Bukayo Saka, Marcus Rashford iyo Jadon Sancho.Goolhayaha xulka Talyaaniga ee Gianluigi Donnarumma ayaa kubadda ka qabtay Bukayo Saka iyo Jadon Sancho, halka uu Rashford birta ku dhuftay sidaana ku khasaariyey laadkiisa, iyadoo Talyaanigu 3-2 rikoodheyaal ah ku badiyey.Saddexdan ciyaartoy ayaa dhibbaneyaal u noqday cunsuriyad iyo…

GO’AAN: Gareth Southgate Oo Go’aan Ka Gaarey Mustaqbalkiisa Xulka

Tababaraha xulka qaranka  England ee Gareth Southgate ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalkiisa xulka qaranka England kaddib markii uu dalkaasi ku guul-darraysatay hanashada Euro 2020 oo finalkii uu rikoodheyaal ku garaacay Talyaanigu.Southgate ayaa ku hoggaamiyey xulka England inay yimaaddaan finalkoodii ugu horreeyey abid ee tartanka qaramada Yurub, iyadoo wax final ah oo ay yimaaddaan dhamaan tartamada na ay ugu dambaysay sannadkii 1966kii oo ay ku guuleysteen Koobka Adduunka.Inkasta oo laga badiyey, Ingiriiska ayaa muujiyey…

One Main Impact Espresso Has on Your Immune System, New Examine Says

How much do you love coffee—should we count the ways? Recently, we shared new insight about the beneficial effect of coffee on your liver health… but now, in perhaps an even more timely discovery, a team of medical researchers has just identified a strong link between how much coffee an individual drinks and how likely that person is to come down with COVID-19. We explain it. In a study just published in the peer-reviewed scientific journal, Nutrients, a group of researchers at Northwestern University's Feinberg School of…

Raphael Varane Oo U Duulaya Magaalada Manchester, Madrid Oo Aanu Ku

Manchester United ayaa qarka u saaran inay heshiis shaqsi ahla gaadho difaaca reer France ee Raphael Varane, kaas oo ay kooxdiisa Real Madrid go’aamisay in ay iibiso bishan July.Varane oo sannad ka hadhsan yahay qandaraaskiisa Santiago Bernabeu ayay kooxdiisa isku afgaran waayeen inuu saxeexo heshiis cusub, sababta ugu weyn ee lagu kala tegayaana waa dhinaca mushaharka.Sida uu qoray wargeyska MEN, Manchester United ayaa ka faa’iidaysanaysa kala fogaanshaha Real Madrid iyo Varane, waxaanay hadda u dhowdahay inay heshiis…

You won’t ever break us, says Somalia to Al-Shabaab as police commander

You will never break us, Somalia tells Al-Shabaab as police commander survives MOGADISHU, Somalia - The Somali federal government fired warning shots at Al-Shabaab militants just hours after an attack on a senior police commander, in recent violence reported by the al-Qaeda-linked group, which has is wreaking havoc in East Africa. On Saturday, the terrorist group took responsibility for the…

9 Finest No-Prepare dinner Recipes to Assist Hold You Cool This Summer time

The hot weather is the perfect time for picnics and pool-side chilling, but the sun can dehydrate you and cause you to lose your appetite. That's why it's so important you stack your summer menu with hydrating foods that are light, nutritious, and full of flavor. The best part about these recipes? They don't require any cooking. Our friends at Meatless Monday provided us with some seasonal plant-based recipes that you can easily make at home this summer. From superfood-packed salads to chilled soups and cooling dips, nine of…

Imisa Lacag Ah Ayaa La Siinayaa Ciyaaryahanadda Talyaaniga Ee Ku

Kaddib markii ay rikoodheyaasha ku garaaceen England ee ay ku guuleysteen tartanka Euro, ciyaartoyda xulka qaranka Talyaaniga ayaa mid walba gaarkiisa loo siin doonaa lacago boqollaal kun oo Euro ah, taas oo ay ku helayaan guushii koobka.Talyaaniga oo sannadkii 2006 ku guuleystay Koobka Adduunka ayaa sannadkii 1968kii ay ugu dambaysay inay qaataan Euro, waxayse xalay xaqiijisteen markoodii labaad ee ay helaan abaal-marintan.Roberto Mancini ayaa isku urursaday ciyaartooyo bandhig wanaagsan sameeyey oo dib usoo celiyey…

The Kabila camp is against it

The proposed law on "comfort" ignites the political debate in the Democratic Republic of Congo (DRC). Posted last week, the law could ban access to the presidency and other sovereign functions for people who do not have a Congolese father and mother. The coalition of former President Joseph Kabila considers it unconstitutional.…

RASMI: Liverpool Oo Shaacisay AFAR Kooxood Oo Ay Ciyaaro Saaxiibtinimo

Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa shaacisay afar kulan oo saaxiibtinimo oo ay ciyaari doonto ka hor inta aanu bilaabmin xilli ciyaareedka 2021-22 oo ay ka hadhsan tahay muddo bil ah.Ciyaarrtoyda Liverpool ayaa ku sugan magaalada Salzburg ee waddanka Austria oo ay gaadheen Isniintii, halkaas oo ay tababarka ku qaadanayaan inta uu soo dhowaanayo xilli ciyaareedka.Tababare Jurgen Klopp ayaa ula saftay Austria 34 ciyaartoy oo isugu jira kooxda koowaad iyo ciyaartoyda da’yarta, waxaana halkaas kula ciyaari doonaan afar kooxood…

This website uses cookies to improve your experience. We'll assume you're ok with this, but you can opt-out if you wish. Accept Read More