Arsenal vs Man City – Isku Aadka Wareega 8da Ee Carabao Cup
Waxaa haatan la soo saaray isku aadka wareega sideed dhamaadka Caraboa Cup ka dib markii uu soo dhamaaday wareega 16ka kooxood oo lagu soo xiray guushii rigoorada ee ay Arsenal ka gaartay Liverpool.
Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ayaa ka haray tartankaan ka dib guuldarooyin ka soo kala gaaray kooxaha Waqooyiga London ee Arsenal iyo Tottenham.
Kulamo xiiso leh ayaa ka soo baxay isku aadkii caawa iyadoo Arsenal ay garoonka Emirates Stadium ku soo dhaweyn doonto kooxda difaacaneysa koobka ee Manchester City.
Halka…