Iran oo sheegtay in ay si aan kala sooc lahayn ugu aar-gudi
Iran ayaa ku eedeysay dowlada Mareykanka, dilkii General Qassem Soleimani,oo ay horay ugu eedayn jirtay dilkiisa madaxweynaha dalkaasi sida uu yiri afhayeenka wasaarada arimaha dibada ee Iran.
Soleimani, oo ahaa ninka labaad ee ugu awooda badan Iran, ayaa isaga iyo sarkaal reer Ciraaq ah 3 Janaayo lagu dilay meel u dhow garoonka diyaaradaha ee Baghdad ka dib markii lala beegsaday duqeyn diyaaradeed oo Trump amray.
Hogaamiyaha Mareykanka, oo aan ogeysiin aqalka Congress ee…