Mesut Ozil Iyo Xiddig Kale Oo Halis Ugu Jira In Gabi Ahaanba
Mesut Ozil ayaa ah xiddiga ugu weyn Arsenal ee halis ugu jira inuu waayo booskiisa iyadoo tababare Mikel Arteta uu ku qasban yahay inuu labo xiddig ka reebo kooxda koowaad ka dib saxiixyadii ay sameeyeen xagaagan.Inkastoo Arsenal ay maalintii ugu danbeysay suuqa kala iibsiga ay la soo wareegtay Thomas Partey hadana waxay ku guuldareysteen inay iska iibiyaan ciyaartoy dhowr ah oo weli baaqi ku ah kooxda.Taas ayaana haatan dhibaato u abuurtay Arsenal iyagoo haatan heysta 19 ciyaaryahan oo aan u dhalanin UK ama ku korin UK,…