Horyaalka Premier League Oo Dhamaadkiisa La Saadaaliyey, Man
Saadaal cusub ayaa laga sameeyey horyaalka Premier League kaddib markii uu soo xidhmay suuqa iibka ciyaartoyda ee xagaagan, waxaana si gaar ah loo dul istaagay koox walba iyo halka ay kaga dhamaysan doonto horyaalka marka uu xili ciyaareedku soo xidhmi doono horraanta bisha May ee sannadka dambe.Manchester United oo la kulantay guul-darro 6-1 ah oo Tottenham u geysatay iyo Liverpool oo ay Aston Villa ku xasuuqday 7-2 ayaa indhaha soo jiitay, waxaanay labadan natiijo saamayn ku yeelan karayaan sida ay kooxahani noqon karayaan…